Labo wariye oo geeriyooday
Allaha u naxariistee waxaa saacadihii la soo dhaafay geeriyooday Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) iyo Xasan Kaafi Cabdiraxmaan (Qoyste), kuwaas… Sii akhri
Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.

Original Somali report
Original sourceOriginal source text
Allaha u naxariistee waxaa saacadihii la soo dhaafay geeriyooday Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) iyo Xasan Kaafi Cabdiraxmaan (Qoyste), kuwaas oo ahaa labo wariye oo muddo u soo shaqaynayay bulshada Soomaaliyeed.
Wariye Boqorka Bartamaha ayaa shalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Jarmalka, kaddib dhaawac culus oo ka soo gaaray weerar uu nin Soomaali ah toorri ugu dhuftay.
Dhanka kale kale wariye Xasan Kaafi Qoyste oo muddo dheer ka soo shaqaynayay warbaahinta gudaha iyo midda dibada ayaa saaka si kedis ah ugu geeriyooday magaalada Muqdisho.
Bahda saxaafadda Soomaalida iyo qaar kamid ah madaxda Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay geerida labada wariye.
Why this story appears
This is a single source report from Warkasta’s monitored network. The source link remains available so you can read the publisher’s original context.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Signals used: somalia · general · geeriyooday · labo · wariye
Keep reading
Live story thread
Open live story