Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Macawiisleyda Xawaadle oo dhaqdhaqaaq ciidan ka bilaabay Baladweyne
Baladweyne – Ciidanka Macawiisleey Xawaadle ee ku sugan Baladweyne ayaa dhaqdhaqaaqyo Ciidan ka wada Magaaladaasi oo uu ku sugan yahay Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macalin Fiqi. Dhaqdhaqaaqyadaan ay Ciidanku wadaan ayaa ka dhashay kadib markii uu Hadal Hanjabaad dil u muuqday uu Wasiir Fiqi oo ku sugan Baladweyne u jeediyey Taliyihii hore ee NISA Sanbaloolshe oo […]

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Baladweyne – Ciidanka Macawiisleey Xawaadle ee ku sugan Baladweyne ayaa dhaqdhaqaaqyo Ciidan ka wada Magaaladaasi oo uu ku sugan yahay Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macalin Fiqi.
Dhaqdhaqaaqyadaan ay Ciidanku wadaan ayaa ka dhashay kadib markii uu Hadal Hanjabaad dil u muuqday uu Wasiir Fiqi oo ku sugan Baladweyne u jeediyey Taliyihii hore ee NISA Sanbaloolshe oo Deegaankaas kasoo jeeda.
Macawiisleyda oo ka careysan in Fiqi uu Xildhibaan Sanbaloolshe u Hanjabo isagoo ku sugan Deegaan doorashadiisa ayaa la sheegay in ay suurtagal tahay Garoonka diyaaradaha in ay la wareegaan inta uusan kasoo dhoofin Wasiir Fiqi.
Wasiir Fiqi ayaa maanta Baladweyne gaaray si uu uga qeyb galo Xuska Xoriyadii Jabuuti oo Ciidankeeda ka jooga Soomaaliya ay ku dhigeen Baladweyne.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Shabelle Media
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.