Madaxweynaha Jabuuti oo qaabilay Duqa Muqdisho, oo booqasho rasmi ah ku jooga Jabuuti
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen, oo booqasho rasmi ah ku jooga Jabuuti.
Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.

Original Somali report
Original sourceOriginal source text
Khamiis 17 Sep 2026 {HMC} Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa qaabilay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen, oo booqasho rasmi ah ku jooga Jabuuti.
Duqa Muqdisho ayaa Madaxweyne Geelle gaarsiiyay salaan uu ka siday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo sidoo kale uga warbixiyay horumarrada ka socda Muqdisho.
Madaxweyne Geelle ayaa kulanka ku bogaadiyay xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga dhow ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Jabuuti.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Why this story appears
This is a single source report from Warkasta’s monitored network. The source link remains available so you can read the publisher’s original context.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Signals used: somalia · general · jabuuti · qaabilay · rasmi
Keep reading
Live story thread
Open live story