Magaalada Baydhaba oo bandow lagu soo rogay iyo amarro culus oo soo baxay
Baydhaba (Caasimada Online) – Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa maanta lagu soo rogay bandow culus oo caawa dhaqangalaya, sida uu ku dhawaaqay Wasiirka Amnig Koonfur Galbeed Maxamed Xuseen Xasan (Joon). Wasiirka oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa sidoo kale soo saaray awaamiiir kasoo baxday maamulka, maadaama la galayo doorashooyin guud. Joon ayaa […] The p

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Baydhaba (Caasimada Online) – Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay ayaa maanta lagu soo rogay bandow culus oo caawa dhaqangalaya, sida uu ku dhawaaqay Wasiirka Amnig Koonfur Galbeed Maxamed Xuseen Xasan (Joon).
Wasiirka oo shir jaraa’id u qabtay Wariyeyaasha ayaa sidoo kale soo saaray awaamiiir kasoo baxday maamulka, maadaama la galayo doorashooyin guud.
Joon ayaa sheegay in bandowga uu bilaanayo 7:00 habeenimo, uuna soconayo ilaa Salaadda Subax, isla markaana uu quseeyo dhammaan shacabka, iyada oo la joojiyay isku socodka guud ee magaalada Baydhaba.
Ujeedka waxa uu ku sheegay in la sugayo amniga, maadaama loo diyaar garoobayo doorashada guddoonka Baarlamaanka iyo mida Madaxweynaha oo dhawaan lagu qaban doono halkaasi.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.