Topic
Warkasta is tracking baydhaba across 8 reports from 2 sources. Recent coverage touches dhacday, security, and badnaa, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Baydhaba (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo xooggan oo maanta diyaarado dagaal ay ka fuliyeen agagaarka magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Wararka ayaa sheegaya in duqeynta lagu garaacay goobo ay ku sugnaayeen ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen ee deggan bannaanka magaalada, iyada oo gantaallada lagu burburiyay godad ku [&

Baydhaba (Caasimada Online) — Xog ay heshay Caasimada Online ayaa sheegaya in halkaasi lagu abaabulayo ciidamo cusub oo la filayo in la geeyo magaalada Baydhaba, si ay uga qayb qaataan hawlgal lagula dagaalamayo ciidamada daacadda u ah Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen). Ilo-wareedyo ayaa sheegaya in go’aankan uu ka dhashay wada-hadal […] The post

Baydhaba (Caasimada Online) – Faah-faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeyn ay xalay diyaarado dagaal ka gaysteen duleedka magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, xilli halkaas ay ka taagan tahay xiisad culus oo la xiriirta amniga magaaladaasi. Weerarkan dhanka cirka ah oo bartilmaameed ahaa ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay goob uu shir uga […] The post Duqeyn lagu beegs

Baydhaba (Caasimada Online) – Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ku geeriyooday Wariye Bashiir Maxamed Cabdulaahi oo kamid ahaa Wariyeyaasha ka howlgala gudaha magaaladaas oo sidoo kale xarun KMG u ah Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wariyaha ayaa horay ugu dhaawacmay dagaalkii Khamiistii ciidamada dowladda iyo kuwa daacadda u ah Cabdicasiis Lafta-gareen k

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa weli laga dareemayaa raadadka dagaalladii ka dhacay magaaladaas, kuwaas oo dhaliyay khasaare isugu jiro dhimasho iyo dhaawac. Maamulka isbitaalka magaalada Baydhaba oo warbixin cusub soo saaray ayaa sheegay in dhaawacyadii ugu badnaa ay qaabileen tan iyo khamiistii lasoo dhaafay, markaas oo uu dib […] T

Baydhaba (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in goordhow uu dagaal qaraar ka qarxay duleedka magaalada Baydhaba, kaas oo u dhexeeya ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen iyo kuwa dowladda Soomaaliya. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ciidamada Lafta-gareen ay weerar xoogan ku qaadeen magaalada, waxaana kadib si

Muqdisho (Caasimada Online) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeymo ay xalay diyaarado dagaal ka fuliyeen gobolka Baay, gaar ahaan agagaarka magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed. Diyaaradaha ayaa beegsaday goobo la sheegay inay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab oo qorsheynayay inay weerar ku qaadaan magaalada, balse laga hortegay, sida […] The post

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Ra’iisul Wasaaraha iyo wafdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), iyo masuuliyiin kale. Ra’iisul W