Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Mareykanka oo qabtay labo nin oo watay boorsooyin lagu soo qariyay Qaad gaaraya 385 kg,
Jimco , 21 August 2026 {HMC} Ciidanka kastamka iyo ilaalinta xudduudaha Mareykanka ayaa ku qabtay garoonka diyaaradaha Baltimore ee gobolka Maryland, labo nin oo boorsooyin ku soo qariyay Qaad gaaraya 385 kg oo qiimihiisa lagu qiyaasay boqol kun oo doolar ($100,000). Labada nin ee Qaadkan waday waxaa lagu sheegay inay ahaayeen muwaadiniin Mareykan ah oo […] The post Mareykanka oo qabtay labo

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Jimco , 21 August 2026 {HMC} Ciidanka kastamka iyo ilaalinta xudduudaha Mareykanka ayaa ku qabtay garoonka diyaaradaha Baltimore ee gobolka Maryland, labo nin oo boorsooyin ku soo qariyay Qaad gaaraya 385 kg oo qiimihiisa lagu qiyaasay boqol kun oo doolar ($100,000).
Labada nin ee Qaadkan waday waxaa lagu sheegay inay ahaayeen muwaadiniin Mareykan ah oo ka yimid London, halkaa oo la filayo inay tahay goobta ay ka soo qaadeen.
Dhacdadan ayaa ku soo aadday toddobaad ka dib markii sidan oo kale isla garoonkaas lagu qabtay in ka badan 165 kg oo Qaad ah oo laga helay boorsooyin ka yimid London. Labada qabasho waxay isku geyntoodu noqotay in ka badan 550 kg oo qaad ah, muddo toddobaad gudihiis ah.
Ka dib , dhacdadaan maxaa ku soo dhacay maskaxdaada? Yay kula tahay inay ku dhiirran karaan tiradan badan oo Qaad ah inay boorsiiyin ku qaadaan?
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.