Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Marooko oo u gudubtay wareegga 16-ka ee Ciyaaraha Adduunka
Xulka qaranka Marooko ayaa noqday kooxdii ugu horreysay ee Afrikaan ah ee xaqiijisay in ay u gudubtay wareegga 16-ka ee… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Xulka qaranka Marooko ayaa noqday kooxdii ugu horreysay ee Afrikaan ah ee xaqiijisay in ay u gudubtay wareegga 16-ka ee Ciyaaraha Adduunka 2026.
Xulka Marooko ayaa u baxay wareegga 16-ka, kaddib markii uu riigoorayaal 3-2 ah kaga adkaaday xulka Holland, ciyaar 1-1 ku dhammaatay waqtigii caadiga ahaa iyo midkii dheeriga ahaa ee lagu daray.
Xulka Marooko oo sidaan oo kale 2022 wacdaro uga dhigay tartankii kan ka horreeyay ee lagu qabtay Qadar ayaa hadda wajahaya xulka Kanada oo ka mid ah dalalka sanadkan martigeliyay tartanka.
Ciyaaraha Adduunka oo la soo gabagabayn doono 19-ka bisha Luuliyo 2026, waxaa ilaa hadda ka haray xulalka Koonfur Afrika, Jabaan, Jarmalka iyo Holland.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.