Masar oo tababar heer sare ah loogu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah Soomaaliya
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee XDS, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, ayaa dalka Masar tababar heer sare ah ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.

Original Somali report
Original sourceOriginal source text
Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee XDS, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, ayaa dalka Masar tababar heer sare ah ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Tababarka ayaa diiradda lagu saarayay xirfadaha Kumaandooska, la-dagaallanka argagixisada, dagaalka magaalooyinka iyo hawlgallada dallayadaha.
Munaasabadda waxaa ka qeybgalay saraakiil Soomaali iyo Masri ah, iyadoo tababarku qeyb ka yahay iskaashiga amni iyo difaac ee Soomaaliya iyo Masar.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Why this story appears
This is a single source report from Warkasta’s monitored network. The source link remains available so you can read the publisher’s original context.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Signals used: somalia · general · xiray · tababar · heer
Keep reading
Live story thread
Open live story