Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Maxaa ka jira in Gen. Jimcaale isu dhiibay Puntland?
Waxaa weli go’aankoodii federaalka ka tanaasulin ciidanka Danab ee hoggaamiyo Gen. Jimcaale Jaamac Takar, kuwaas oo saldhigoodu yahay magaalada caasimadda… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Waxaa weli go’aankoodii federaalka ka tanaasulin ciidanka Danab ee hoggaamiyo Gen. Jimcaale Jaamac Takar, kuwaas oo saldhigoodu yahay magaalada caasimadda ah ee Garoowe.
Guddi ka mid ah waxgaradka gobolka Nugaal ayaa ku jira arrinta ciidankan, kuwaas oo dowladda Puntland ka sugayso xalka kama dambays ah.
Guddigan waxay hore u sheegeen in ay xal ka gaareen xiisadda dowladda iyo ciidanka Danab, balse taasi ma dhaqangelin.
Qaar ka mid ciidamadii federaalka ee ku sugnaa deegaannada Puntland ayaa dhawaan dagaal lagu qabtay, halka kuwa is dhiibeen, kuwana ka talaabeen deegaannada Puntland oo u galeen maamullada Galmudug iyo Waqooyi Bari.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.