Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Maxay ka wada hadli doonaan madaxweyne Deni iyo waxgaradka Nugaal?
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu waddaa in uu maanta kulan la qaato waxgaradka gobolka Nugaal, kaas oo looga… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu waddaa in uu maanta kulan la qaato waxgaradka gobolka Nugaal, kaas oo looga hadlayo xaaladda amniga ee Garoowe iyo guud ahaan Puntland.
Labada dhinac waxay si gaar ah uga wada hadli doonaan in aan wax xabbad ah ka dhicin magaalada Garoowe, iyada oo odayaasha iyo waxgaradka Nugaal lagu wado in ay ballanqaadaan in aysan wax amniga wax u dhimaya ama tallaabo ah aysan qaadin ciidamada degan xerada Ligle ee hoggaamiyo Gen. Jamcaale.
Sidoo kale madaxweyne Deni wuxuu lagu wadaa in uu ballanqaadi doono in ciidamada Puntland aysan qaadi dooonin wax tallaabo ah oo ka dhan ah ciidamada degan xerada Ligle ee Garoowe.
Kulanka waxaa kale oo looga hadli doonaa sidii Gen. Jimcaale Jaamac Takar oo hadda ku sugan Muqdisho uu u iman lahaa magaalada Garoowe, iyada oo aysan wax is hortaag ah ku sameyn Puntland.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.