Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Maxay Soomaaliya ka baran kartaa waayo-aragnimada Shiinaha?
Guusha dowlad kasta waxaa ugu dambeyn lagu cabbiraa saameynta ay ku yeelato nolosha shacabka. Waxbarasho tayo leh, adeeg caafimaad, shaqo-abuur, koboc dhaqaale iyo kaabayaal casri ah ayaa ka mid ah waxyaabaha ay bulshadu ka filayso dowlad kasta. Soomaaliya waxay ku jirtaa marxalad dib-u-dhis iyo horumar, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay mudnaanta siinayso dib-u-habeynta hay’adaha, horumari

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Guusha dowlad kasta waxaa ugu dambeyn lagu cabbiraa saameynta ay ku yeelato nolosha shacabka. Waxbarasho tayo leh, adeeg caafimaad, shaqo-abuur, koboc dhaqaale iyo kaabayaal casri ah ayaa ka mid ah waxyaabaha ay bulshadu ka filayso dowlad kasta.
Soomaaliya waxay ku jirtaa marxalad dib-u-dhis iyo horumar, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay mudnaanta siinayso dib-u-habeynta hay’adaha, horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo ballaarinta adeegyada bulshada. Ujeeddadu waa in la xoojiyo awoodda dowladda iyo tayada adeegyada ay shacabka helaan.
Dhanka kale, Shiinaha wuxuu muddo dheer ku dhisnaa mabda’a ah in “shacabku mudnaanta koowaad leeyihiin”, taas oo dowladda dalkaasi ay ku sheegto inay saldhig u tahay dejinta siyaasadaha iyo qorshayaasha horumarineed.
Intii lagu guda jiray Barnaamijka Isgaarsiinta Saxaafadda Caalamiga ah ee Shiinaha 2026, oo lagu qabtay magaalada Beijing, Madaxweyne Ku-xigeenka Fulinta ee Dugsiga Dhexe ee Xisbiga Shuuciga Shiinaha, Professor Xie Chuntao, ayaa sheegay in ujeeddada ugu weyn ee dowladnimadu tahay u adeegidda shacabka.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.