Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Munaasabad lagu taageerayo Musharraxa Galmudug ee Ururka JSP oo lagu qabtay Dhuusamareeb
Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug. Munaasabadda waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, wasiirro heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, masuuliyiinta ka tirsan Galmudug iyo qeybaha kala d

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Munaasabad lagu taageerayay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug.
Munaasabadda waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, wasiirro heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, masuuliyiinta ka tirsan Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Masuuliyiintii madasha ka hadlay ayaa bogaadiyay sida shacabka Galmudug ugu diyaar garoobeen doorashada qof iyo codka ah, iyagoo ku baaqay in shacabku ay si ballaaran uga qeyb qaataan codbixinta, isla markaana aysan ka baaqan maalinta doorashada.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.