Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Muxuu Farmaajo ka yiri qaraxa guriga Taliye SHUB?
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay qaraxa ka dhacay guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), kaasi oo dowladda ay sheegtay inuu ahaa mid ka dhashay waxyaabo qarxa oo lagu diyaarinayay guriga, halka garabyada mucaaradka ay sheegeen inay aheyd duqeyn lala beegsaday. [̷

Reader briefing
Article context
What happened
- Former President Mohamed Abdullahi Farmaajo commented on an explosion at the home of former Somali Police Commander General Mahad Abdiraxman Aadan (Shub), which the government claimed was caused by explosives being prepared at the house.
Key claims
- Former President Mohamed Abdullahi Farmaajo commented on an explosion at the home of former Somali Police Commander General Mahad Abdiraxman Aadan (Shub), which the government claimed was caused by explosives being prepared at the house.
- Farmaajo accused the government of Hassan Sheikh Mohamud of targeting the home of General Mahad and described the incident as a political assassination.
- Farmaajo called for an independent and urgent investigation into the incident at General Mahad's home.
Source limitations
- The article primarily reflects Farmaajo's statements without independent verification.
- It does not include responses from the current government or other parties involved.
- The claims about the nature of the explosion and its implications are based solely on Farmaajo's perspective.
Reader takeaway
Farmaajo's comments highlight ongoing political tensions and accusations of targeted violence in Somalia.
What remains unclear
- What evidence supports the government's claim about the cause of the explosion?
- How will the government respond to Farmaajo's accusations?
- What are the implications of this incident for the political climate in Somalia?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay qaraxa ka dhacay guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), kaasi oo dowladda ay sheegtay inuu ahaa mid ka dhashay waxyaabo qarxa oo lagu diyaarinayay guriga, halka garabyada mucaaradka ay sheegeen inay aheyd duqeyn lala beegsaday.
War-saxaafadeed uu soo saaray madaxweynihii hore ayaa wuxuu eedeymo ugu jeediyay dowladda Xasan Sheekh Maxamuud oo uu sheegay inay bartilmaameedsatay hoyga uu degmada Doolow ka deggenaa Jananku.
“Caafimaad degdeg ah ayaan Alle u weydiinayaa Janaraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo kamid noqday Baarlamaanka 11-aad ee JFS, ahaana taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo dhaawac ka soo gaaray weerar duqayn ah oo loo adeegsaday DRONE, kaas oo uu nidaamka muddo dhaafka ah ee Xasan Sheekh Maxamuud ku bartilmaameedsaday hoygiisa,” ayuu yiri Farmaajo.
Waxa uu intaas kusii daray “Weerarkan foosha xun ee lagu qadaay hoyga Janaraal Mahad, oo muddo dheer usoo adeegayey Qaranka Soomaaliyeed waxa uu dhaawac ku yahay dowlad-dhiska dalka iyo dadaallada dib u heshiinta shacabka Soomaaliyeed, waana fal bahalnimo ah oo ay tahay inaan cod midaysan ku diidno.”
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.