Topic
Warkasta is tracking guriga across 5 reports from 3 sources. Recent coverage touches shub, doolow, and farmaajo, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa si adag u cambaareeyay qaraxa ka dhacay guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), kaasi oo dowladda ay sheegtay inuu ahaa mid ka dhashay waxyaabo qarxa oo lagu diyaarinayay guriga. Golaha ayaa marka hore walaac xooggan ka muujiyay eedeymaha […] The

Sept 04 (Jowhar)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeysay wararka sheegaya in duqeyn cirka ah lagu qaaday guriga Taliye Shub oo ku yaalla degmada Doolow ee gobolka Gedo. Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa sheegtay in dhacdada ay ka dhalatay qarax gudaha ah, iyadoo dowladda ay caddeysay in aysan wax lug ah ku lahayn dhacdada. […]

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay qaraxa ka dhacay guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), kaasi oo dowladda ay sheegtay inuu ahaa mid ka dhashay waxyaabo qarxa oo lagu diyaarinayay guriga, halka garabyada mucaaradka ay sheegeen inay aheyd duqeyn lala beegsaday. [̷

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa iska fogeysay beegsiga guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliya, General Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub), iyadoo sheegtay in baaris dhab ah ku sameynayso dhacdadan. War-saxaafadeed lasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda inaysan wax lug ah ku lahayn dhacdadaasi, iyadoo sheegtay in xog

Baydhabo – Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Koonfur Galbeed, oo ka tirsan garabka Cabdicasiis Laftagareen, ayaa si adag u cambaareysay duqeyn ay sheegtay in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga ay ka geysteen magaalada Doolow, taas oo lagu beegsaday guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Cabdi, oo loo yaqaan Jeneraal Shub. Wasaaradda ayaa sheegtay in weerarka lagu dhaawacay […]