Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
NIRA oo ka qaybgashay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Dad-dhigista ee Jaamacadda Carabta
Maareeye Kuxigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) Cabdiraxmaan Siciid Axmed ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Dad-dhigista ee Jaamacadda Carabta, oo lagu qabtay magaalada Tunis, Jamhuuriyadda Tunisia – 19-20 Agoosto 2026. Shirka waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin casriyeynta nidaamyada aqoonsiga, astaamaha farsamo iyo kuwa

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Maareeye Kuxigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) Cabdiraxmaan Siciid Axmed ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Dad-dhigista ee Jaamacadda Carabta, oo lagu qabtay magaalada Tunis, Jamhuuriyadda Tunisia – 19-20 Agoosto 2026.
Shirka waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin casriyeynta nidaamyada aqoonsiga, astaamaha farsamo iyo kuwa amni ee kaararka aqoonsiga dalalka Carabta, ilaalinta xogta shakhsiga ah, amniga xogta iyo is-weydaarsiga khibradaha hay’adaha ay shaqadani khusayso.
Ka qaybgalka Hay’adda NIRA wuxuu qayb ka yahay dadaallada Hay’addu ku xoojinayso horumarinta nidaamka Aqoonsiga Qaranka, iyadoo laga faa’iidaysanayo khibradaha iyo hababka casriga ah ee gobolka iyo caalamka.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.