Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Puntland: Dowladda Federaalka waxay hub soo gelisay Gaalkacyo
Puntland ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay hub soo gelisay magaalada Gaalkacyo, kaas oo ay tilmaantay in lagu khalkhal… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Puntland ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay hub soo gelisay magaalada Gaalkacyo, kaas oo ay tilmaantay in lagu khalkhal gelinayo deegaannada Puntland.
Wasiir ku-xigeenka amniga Puntland Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana oo wareysi siiyay Radio Gaalkacyo ayaa sheegay in ay hubkaas caddeyntiisa hayaan, islamarkaana uu hadda yaallo magaalada, gaar ahaan qaybta Galmudug.
Wasiir Dujaana wuxuu xusay in ay Puntland qaadi doonto tallaabooyin ammaan oo ay isku difaacayso, islamarkaana ay ka hortagayso qorshaha ay waddo Dowladda Federaalka.
“Magaalada Gaalkacyo waxaa la soo galiyay hub la rabo in lagu khalkhal galiyo ammaanka Puntland, anaguna waxaanu qaadaynaa talaabooyin ammaan” ayuu yiri wasiir Dujaana.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.