Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Puntland: Gabadh wariye ah oo lagu xiray Garoowe
Booliska magaalada caasimadda ah ee Garoowe ayaa maanta xiray Suweys Jaamac Maxamuud Gacayte oo ka mid ah wariyeyaasha ka howlgala… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Booliska magaalada caasimadda ah ee Garoowe ayaa maanta xiray Suweys Jaamac Maxamuud Gacayte oo ka mid ah wariyeyaasha ka howlgala Puntland, gaar ahaan gobalka Nugaal.
Wariye Suweys Gacayte ayaa laga soo xiray hoygeeda Garoowe, halkaas oo la sheegay in ay ugu daateen ciidamo ka tirsan Booliska Puntland, iyada oo aan la ogayn sababta loo xiray.
Wariye Suweys ayaa caan ku ah soo gudbinta ra’yiga dadweynaha iyo arrimaha madadaalada. Suxufiyiinta Puntland ayaa si weyn u cambaareeyay xariga loo gaystay wariye Suweys Gacayte.
PUNTLAND POST
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.