Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Puntland oo jawaab ka bixisay muqaal caro ka dhaliyay baraha bulshada
Qardho (Caasimada Online) – Ciidamada Booliska Puntland ayaa jawaab deg-deg ah ka bixiyay muuqaal caro xooggan ka dhaliyay baraha bulshada, kaas oo muujinayo gabar yar oo ay jir-dilayaan gabdho kale oo ka waaweyn. Warsaxaafadeed kasoo baxay Booliska ayaa lagu sheegay in falkaas loo soo xiray laba gabdhood oo walaalo ah oo muuqaalka kasoo dhex muuqday, […] The post Puntland oo jawaab ka

Reader briefing
Article context
What happened
- Puntland police have responded to a viral video showing the abuse of a young girl by older girls, leading to the arrest of two sisters involved in the incident.
Key claims
- Puntland police have arrested two sisters, Maymuun Sharmaake Nuur and Mulki Sharmaake Nuur, in connection with the abuse of a young girl.
- The police stated that the arrested individuals will be handed over to judicial authorities for further action.
- The police have warned against sharing videos that depict abuse, especially those involving children.
- The incident has sparked strong reactions from the Somali public, demanding legal action against the accused.
Source limitations
- The article does not provide independent verification of the claims made.
- The article relies on statements from Puntland police without external confirmation.
- There is no mention of a response from the accused or their representatives.
Reader takeaway
Puntland police have taken swift action in response to public outrage over child abuse depicted in a viral video.
What remains unclear
- What specific legal actions will be taken against the arrested individuals?
- How will the police ensure the protection of children in the future?
- What measures are in place to prevent similar incidents from occurring?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Qardho (Caasimada Online) – Ciidamada Booliska Puntland ayaa jawaab deg-deg ah ka bixiyay muuqaal caro xooggan ka dhaliyay baraha bulshada, kaas oo muujinayo gabar yar oo ay jir-dilayaan gabdho kale oo ka waaweyn.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Booliska ayaa lagu sheegay in falkaas loo soo xiray laba gabdhood oo walaalo ah oo muuqaalka kasoo dhex muuqday, kuwaas oo lagu kala magacaabo Maymuun Sharmaake Nuur iyo Mulki Sharmaake Nuur.
“Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Gobolka Karkaar, ayaa magaalada Qardho gacanta ku dhigay Maymuun Sharmaake Nuur iyo Mulki Sharmaake Nuur, oo ah laba eedeysane oo loo haysto jirdil iyo tacaddi loo geystay gabar carruur ah,” ayaa agu yiri qoraalka kasoo baxay Puntland.
Muuqaal laga helay dhacdada ayaa muujinaya gabar carruur ah oo loo geysanayo fal jirdil iyo tacaddi, iyadoo xilligaas gabadha yar laga duubayay muuqaal, si wayn ugu baahay baraha bulshada ee Internetka.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.