Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Safiirka EU oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda
Safiirka Midowga Yurub oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda – ma ogtahay sababta ay ugu hambalyeeyeen magacaabista cusub? The post Safiirka EU oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda first appeared on Radio Dalsan .

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) ayaa kulan khaas ah la yeeshay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Marwo Francesca Di Mauro, taas oo booqasho iyo sagootin u timid iyada oo ay ku beegnayd dhammaadka muddo xileedkeedii diblomaasiyadeed.
Kulankan ayaa muhiim u ah xilligan, sababtoo ah waxa uu soo beegmayaa iyadoo Marwo Di Mauro ay ka soo qaadatay door muhiim ah oo ay ku xoojisay xiriirka Soomaaliya iyo Midowga Yurub, iyadoo hadda loo magacaabay Agaasimaha Arrimaha Afrika ee Adeegga Hawlaha Dibadda ee Midowga Yurub (EEAS), taas oo ah dalabaad weyn oo shaqadeeda lagu aqoonsanayo.
Wasiir Cabdisalaan ayaa ku ammaanay Safiirka doorkii iyo shaqadii ay ka soo qabatay gudaha dalka, isagoo u hambalyeeyay magacaabisteeda cusub.
Wuxuu yidhi: “Marwo Francesca Di Mauro waxay ahayd safiir ku hawlnayd horumarinta xiriirka Soomaaliya iyo Midowga Yurub, waxaanan u hambalyeynayaa magacaabisteeda cusub ee Agaasimaha Arrimaha Afrika.”
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Radio Dalsan
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.