Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Shil gaari oo ka dhacay duleedka bari ee Garoowe
Ilaa 5 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo maanta ka dhacay duleedka bari ee magaalada Garoowe,… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Ilaa 5 qof oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo maanta ka dhacay duleedka bari ee magaalada Garoowe, kuwaas oo hadda lagu daawaynayo isbitaalada magaalada.
Shilka waxaa sababay labo gaari oo isku dhacay, kuwaas oo kala ahaa Probox iyo baska Soomaalidu u taqaan Caasiga.
Lama soo warin wax dhimasho ah oo uu sababay shilkaas, waxaana goobtii tagay ciidamada ilaalada wadooyinka ee ka tirsan Booliska Puntland.
Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa soo badanayay shilalka gaadiidka ee ka dhaca deegaannada Puntland, kuwaas oo badankood loo aaneeyo khibrad yarida wadayaasha gaadiidka.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.