Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho
Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho waxaana diiradda lagu saarayaa siyaasadda badaha Soomaaliya, ilaalinta madaxbannaanida iyo biyaha dalka, horumarinta gaadiidka badda, iyo kobcinta Dhaqaalaha Buluugga ah. Shirkan ayaa waxaa ka qeyb gelaya masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowladda Federaalka. Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya ayaa goordhow ka furmay magaalada Muqdisho waxaana diiradda lagu saarayaa siyaasadda badaha Soomaaliya, ilaalinta madaxbannaanida iyo biyaha dalka, horumarinta gaadiidka badda, iyo kobcinta Dhaqaalaha Buluugga ah.
Shirkan ayaa waxaa ka qeyb gelaya masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Dowladda Federaalka.
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa furay Shirweynaha 1-aad ee Badaha Soomaaliya, kaas oo looga hadli doonaa siyaasadda badaha Soomaaliya, ilaalinta madaxbannaanida iyo biyaha dalka, horumarinta gaadiidka badda iyo kobcinta Dhaqaalaha Buluugga ah.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.