Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Sida Puntland loo asaasay 28 sano ka hor
Garoowe (Faallo PP) — Berri Puntland waxaa laga xusi doonaa 28 guurada asaasidda is-maamulkii ugu horreeyay Soomaaliya 1991kii kaddib oo u taagan… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Madaxweyne Deni iyo isku qurxinta taariikhda yaa u garnaqi doona?
Garoowe ( Faallo PP) — Berri Puntland waxaa laga xusi doonaa 28 guurada asaasidda is-maamulkii ugu horreeyay Soomaaliya 1991kii kaddib oo u taagan dhowrista midnimada iyo qarannimada Soomaaliya. Dadka Puntland waxay isku raacsan yihiin taariikhda la asaasay Puntland, laakiin iskuma raacsana sida loo asaasay. Shalay, Madaxweyne Deni wuxuu ku dooday in xaallada 2026 ka jirta Puntland siyaasad ahaan ay la mid tahay tii taagnayd sanadkii 1997kii.
Isku Qurxinta Taariikhda
Marka laga hadlayo taariikh waxaa jira wax la yiraahdo “ anachronism ”, oo marka af Soomaali loo tarjumo noqon kara “ maqli-jirey-doon ”. Waa marka qofku waxa maanta jira u ekeysiiyo inuu waa hore jiri jiray, ama waxa waa hore jiray ula ekaado, ama, uu ku doodo, inuu hadda jiro.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.