Soo galootiga Afrikaanka oo ka soo noqonaya Koonfur Afrika
800 boqol oo muwaadiniin reer Ghana ah ayaa dib loo celiyey dalkooda, waxaanay ka soo kicitimeen Johannesburg subaxnimadii Arbacadii. Daraasiin basas ah oo ay kireysay safaaradda Ghana ee Johannesburg, ayaa dadka u daad gureeyey garoonka diyaaradaha ee OR Tambo ee abbaare 03:00 waqtiga maxalliga ah (01:00 GMT) Arbacadii. Waxaa jiray rag, dumar iyo carruur da’ […]
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
800 boqol oo muwaadiniin reer Ghana ah ayaa dib loo celiyey dalkooda, waxaanay ka soo kicitimeen Johannesburg subaxnimadii Arbacadii.
Daraasiin basas ah oo ay kireysay safaaradda Ghana ee Johannesburg, ayaa dadka u daad gureeyey garoonka diyaaradaha ee OR Tambo ee abbaare 03:00 waqtiga maxalliga ah (01:00 GMT) Arbacadii.
Waxaa jiray rag, dumar iyo carruur da’ kasta leh. Koox yar oo dad ah ayaa sidoo kale ku timid gaadhi booliis ah.
Daad guraynta ayaa ka dhalatay mowjado dibadbaxyo ah oo looga soo horjeedo soo galootiga oo ka dhacay magaalooyinka Koonfur Afrika toddobaadyadii la soo dhaafay, waxaanay dadkaasi ka cabsanayaan rabshadahaas oo soo laab-laabtay.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Wargeyska Dawan
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.