Reading language
You are reading the English translation.
Somalia and the Islamic Development Bank Sign Cooperation Framework
BAKU, AZERBAIJAN – The Minister of Finance of the Federal Government of Somalia, Mr. Biixi Imaan Cige, and the President of the Islamic Development Bank (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, today officially signed the Country Engagement Framework (CEF) 2026–2028, which guides the financial cooperation between Somalia and the Islamic Development Bank for the next three years.

Original report with a saved translation · Soomaali
Soomaali · Machine translated · Not human reviewed
Translation
Reader translation: English
The reader translation is shown in the same reading format for easier comparison.
BAKU, AZERBAIJAN – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, iyo Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Islaamka (IsDB), Dr. Muhammad Al Jasser, ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Qaab-dhismeedka Iskaashiga Dalka (Country Engagement Framework – CEF) 2026–2028, kaas oo hagaya iskaashiga maalgelineed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka saddexda sano ee soo socota.
Qaab-dhismeedkan istaraatiijiga ah ayaa muujinaya sida Bangiga Horumarinta Islaamka uga go’an tahay taageeridda mudnaanta horumarineed ee Soomaaliya, iyadoo la waafajinayo Qorshaha Horumarinta Qaranka iyo himilooyinka kobaca dhaqaalaha dalka.
Heshiiska ayaa diiradda saaraya laba tiir oo waaweyn oo muhiim u ah horumarka Soomaaliya. Tiirka koowaad wuxuu xoogga saarayaa horumarinta kaabeyaasha dhaqaalaha ee adkaysiga leh, gaar ahaan qaybaha tamarta iyo beeraha, si loo kordhiyo wax-soo-saarka, loo dardargeliyo kobaca dhaqaalaha, loona yareeyo saboolnimada.
Tiirka labaad ayaa lagu xoojinayaa horumarinta awoodda aadanaha, iyadoo la maalgelinayo adeegyada caafimaadka, tababarrada xirfadaha, dib-u-tababarka iyo kor-u-qaadista aqoonta shaqaalaha, gaar ahaan haweenka iyo dhallinyarada Soomaaliyeed.
Wasiir Biixi Imaan Cige ayaa sheegay in heshiiskani uu sii xoojinayo iskaashiga miro-dhalka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Bangiga Horumarinta Islaamka, isla markaana uu furi doono fursado cusub oo lagu maalgelinayo mashaariic horumarineed oo wax ka beddeli kara nolosha shacabka Soomaaliyeed.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Shabelle Media
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Stored translation available for this language
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.