Topic
Warkasta is tracking islaamka across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches caalamka, daahfurka, and isbahaysiga, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Khamiis 10, Sab 2026 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka Islaamka, ahna Gudomiyaha hay’adda Culimada Muslimiinta, Dr. Mohammed bin Abdulkarim Al-Issa. Kulanka ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Soomaaliya iyo Raabidada Caalamka Islaamka, gaar ah

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) ka fulinayo Soomaaliya. Mashaariicdan waxaa ugu horreeya Barnaamijka Wariyaasha Nabadda oo lagu xoojinayo doorka warbaahinta iyo wariyeyaasha ee ka hortagga xagjirnimada iyo argagixisada iyo kor u qaadista nabadda iyo wacyigelinta bulsha