Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo Baydhabo ku Kormeeray Ciidamo Tababar Dhammaystay
Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Khaalid,” ayaa kormeeray ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka oo tababar ku soo dhammaystay magaalada Baydhabo.
Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.

Original Somali report
Original sourceOriginal source text
Khamiis 17 Sep 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Khaalid,” ayaa kormeeray ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka oo tababar ku soo dhammaystay magaalada Baydhabo.
Intii uu kormeerka ku jiray, Taliyaha ayaa booqday xerada tababarka, isagoo warbixin ka dhageystay macallimiinta iyo saraakiisha gacanta ku haysa barnaamijka. Waxa uu sidoo kale dib u eegay halka uu marayo tababarka, noocyada layliyada ciidan ee la sameeyay iyo farsamooyinka la baray askarta.
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inuu sii wado dadaallada lagu xoojinayo laguna horumarinayo tababarka ciidamada, si kor loogu qaado awooddooda ay kula wareegayaan mas’uuliyadda guud ee amniga Soomaaliya.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Why this story appears
This is a single source report from Warkasta’s monitored network. The source link remains available so you can read the publisher’s original context.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Signals used: somalia · general · kormeeray · ciidamo · dhulka
Keep reading
Live story thread
Open live story