Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA ayaa Dhagax-dhigay xero ciidan ay leeyihiin Ciidamada NISA
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka dhagax dhigay xero ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada NISA. Xerada ciidan ee laga dhisayo Balanbal waxaa ku shaqeyn doona Ciidanka Hay’adda ee loogu talagalay inay ka shaqeeyaan amniga guud ee degmadaas iyo deegaannada hoos taga. […]

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA, Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa magaalada Balanballe ee gobolka Galgaduud ka dhagax dhigay xero ciidan oo ay leeyihiin Ciidamada NISA.
Xerada ciidan ee laga dhisayo Balanbal waxaa ku shaqeyn doona Ciidanka Hay’adda ee loogu talagalay inay ka shaqeeyaan amniga guud ee degmadaas iyo deegaannada hoos taga.
Taliye Mahad Salaad oo safar shaqo ku maraya deegaanno ka tirsan Galmudug ayaa u kuurgalaya xaaladda amniga, isagoo kulamo wadatashi ah oo lagu xoojinayo amniga iyo nabadda degmooyinka iyo deegaannada gobolka Galgaduud la qaatay saraakiisha ammaanka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.