Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
“Turkiga cid ka hor imaan karto ma lahan,” sidaas waxaa tiri..
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Aamina Maxamed Mursal (Aamina Eelaay) oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka hadashay arrimo ku aadan eedeynta loo jeediyay Turkiga, kadib qaraxii ka dhacay guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan ee degmada Doolow, kaas oo dhaliyay hadal-heyn xooggan. Aamina Eelaay ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Turkiga ay tahay walaal ah dhab […] The post “T

Reader briefing
Article context
What happened
- Aamina Maxamed Mursal (Aamina Eelaay), a member of the Somali Parliament, defended Turkey against accusations following an attack on General Mahad Cabdiraxmaan's house in Doolow. She emphasized Turkey's supportive role in Somalia and stated that it cannot be easily criticized.
Key claims
- Aamina Maxamed Mursal (Aamina Eelaay) stated that Turkey is a true ally of Somalia and cannot be easily criticized.
- Aamina Eelaay commented on the recent attack on General Mahad Cabdiraxmaan's house, stating she cannot say Turkey was responsible.
- The article reports that some MPs in Nairobi accused Turkey of conducting airstrikes in Somalia.
Source limitations
- The article primarily reflects Aamina Eelaay's perspective without presenting opposing views.
- It does not provide independent verification of the claims regarding Turkey's involvement in the attack.
- The article lacks details on the specific accusations made by the MPs in Nairobi.
Reader takeaway
Aamina Eelaay's defense of Turkey highlights the complexities of international relations in Somalia amidst recent violence.
What remains unclear
- What specific evidence do the MPs have to support their claims against Turkey?
- What actions will the Somali government take following the investigation into the attack?
- How will the relationship between Somalia and Turkey be affected by these accusations?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaan Aamina Maxamed Mursal (Aamina Eelaay) oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka hadashay arrimo ku aadan eedeynta loo jeediyay Turkiga, kadib qaraxii ka dhacay guriga Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan ee degmada Doolow, kaas oo dhaliyay hadal-heyn xooggan.
Aamina Eelaay ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Turkiga ay tahay walaal ah dhab ah oo Soomaaliya garab istaagay, iyadoo tilmaantay in aan si fudud loo dhaliili karin doorka Turkiga ee Soomaaliya.
“Dowladda Turkiga waa dowlad walaalaheenna ah, waana la ogyahay waxa ay annaga noo tahay, mana jirto cid ka hor imaan karta Turkiga,” ayay tiri Aamina Maxamed Mursal (Aamina Eelaay).
Waxaa kale oo ay kusii dartay “Turkiga waa raacsanahay waa walaalaheenna wayn soo gurmadeen, iyagaa naga war qaba wax walba ayay innoo yihiin”.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.