Somali and global report
Jowhargeneral

Wararkii u danbeeyay doorashada xasaasiga ah ee saaka ka dhaceysa dalka Itoobiya iyo rajada Abiye

Jun 01(Jowhar) ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐„๐ญ๐ก๐ข๐จ๐ฉ๐ข๐š ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ฌ ๐จ๐จ ๐š๐ก ๐ญ๐ข๐ข ๐Ÿ•๐š๐š๐, ๐Ÿ“๐ŸŽ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐Ÿ๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐„๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ฌ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฑ๐š๐ช ๐ฎ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ข๐ง๐š๐ฒ ๐œ๐จ๐๐ž๐ž๐ฒ๐š๐š๐ง. 547 kursi ayey xisbiyada dalkaas ku tartamayaan Waxaana talada dalkaas hogaamin doona xisbiga hela 274 Kursi. Xisbiga Talada haya ayaa la filayaa inay doorashadaas ku [โ€ฆ]

SO
Wararkii u danbeeyay doorashada xasaasiga ah ee saaka ka dhaceysa dalka Itoobiya iyo rajada Abiye
Image / visual context ยท Jowhar
Loading enhanced story summary...

Original Somali report

Original source

Original

Original source text

The original source text is split into readable paragraphs for easier review.

Jowhar

Jun 01(Jowhar) ๐ƒ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐„๐ญ๐ก๐ข๐จ๐ฉ๐ข๐š ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐จ๐จ ๐๐š๐ซ๐ž๐ž๐ซ๐š๐ฒ ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ฌ ๐จ๐จ ๐š๐ก ๐ญ๐ข๐ข ๐Ÿ•๐š๐š๐, ๐Ÿ“๐ŸŽ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ ๐š๐ก ๐Ÿ๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐Œ๐ข๐ฅ๐ฒ๐š๐ง ๐„๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š๐š๐ฌ ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฑ๐š๐ช ๐ฎ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ข๐ง๐š๐ฒ ๐œ๐จ๐๐ž๐ž๐ฒ๐š๐š๐ง.

547 kursi ayey xisbiyada dalkaas ku tartamayaan Waxaana talada dalkaas hogaamin doona xisbiga hela 274 Kursi.

Xisbiga Talada haya ayaa la filayaa inay doorashadaas ku guuleystaan, taasoo ka dhigan in Raysulwasaaraha Dalkaas Aby Ahmed markale dib loo dooran doono.

Sida gudiga Doorashada Dalka Ethiopia uu xaqiijiyey qeybo kamid ah doorashadaasi kama qabsoomi doonta gaar ahaan Dhulka Tigreegu Ee ay TPLF ku xoogantahay Iyo meelo ka mid ah Gobalka Amaxaaradu degto.

Original Somali text ยท A stored translation is not available yet, so Warka is showing the original article text.
Source: Jowhar. Read original.
Source note

Why this story appears

This report is shown because it came from Warkastaโ€™s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.

What this means
This is a single source report from Warkastaโ€™s monitored network. The source link remains available so you can read the publisherโ€™s original context.
Source count
1
Sources used
Jowhar
Language mix
Soomaali
Translation status
Original text shown because no stored translation is available yet
AI synthesis
No AI synthesis is used for this story panel
Signals used
somaliageneralrajadawararkiiabiye
Reader note: Always check the linked original reports for full context.

Stay informed

Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.