Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Wasiir ka tirsan Jubaland oo geeriyooday
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa xalay saqdii dhexe ku geeriyooday wasiir ku-xigeenkii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubaland Mukhtaar… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa xalay saqdii dhexe ku geeriyooday wasiir ku-xigeenkii wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubaland Mukhtaar Kaamil Kuulow.
Wasiir Mukhtaar Kaamil oo muddooyinkii dambe xanuunsaa magaalada Nairobi waxaa geeridiisa xaqiijisay madaxtooyada maamulka Jubaland.
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa ka tacsiyeeyay geerida wasiirka, isaga oo sheegay in uu ahaa mas’uul karti iyo hufnaan ku sifoobay, kana soo shaqeeyay horumarinta waxbarashada iyo u adeegidda shacabka.
PUNTLAND POST
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.