Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Waraaqaha Aqoonsiga Danjiraha Cusub ee Dalka Aljeeriya
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa ka guddoomay nuqul kamid ah waraaqaha aqoonsiga (Letters of Credence), Danjiraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Danjiraha Aan Caadi Ahayn iyo Wakiil Awood Buuxda Leh. Intii uu kulanku socday, Wasiir Ca

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa ka guddoomay nuqul kamid ah waraaqaha aqoonsiga (Letters of Credence), Danjiraha Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Danjiraha Aan Caadi Ahayn iyo Wakiil Awood Buuxda Leh.
Intii uu kulanku socday, Wasiir Cabdisalaam wuxuu si diirran u soo dhaweeyay Danjire Maxamed Alim, isagoo oo sheegay sida ay Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go’an tahay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee kala dhexeeya Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka Aljeeriya, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, amniga iyo iskaashiga dhaqanka.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.