Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Madaxweyne Xasan Sheekh: “Soomaaliya go’aannadeeda siyaasadeed laguma gaari karo dibadda.”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay horumarka ay dowladdu ka gaartay siyaasadda arrimaha dibadda. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in ay jireen waqtiyo go’aannada Soomaaliya lagu gaari jiray dibadda, balse xaaladdaas aysan maanta jirin.

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka hadlay horumarka ay dowladdu ka gaartay siyaasadda arrimaha dibadda.
Madaxweynuhu wuxuu sheegay in ay jireen waqtiyo go’aannada Soomaaliya lagu gaari jiray dibadda, balse xaaladdaas aysan maanta jirin. Wuxuu xusay in Soomaaliya ay maanta noqotay dal ka qayb qaata go’aannada quseeya gobolka iyo caalamkaba.
“Soomaaliya go’aannadeeda siyaasadeed laguma gaari karo dibadda,” ayuu yiri Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka hadlay horumarka dhinacyada dhaqaalaha iyo amniga, isagoo yiri:
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.