Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Xamse: Puntland ma joogto xilli ay ka sheekayso colaad dhexdeeda ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in aysan Puntland joojin xilli ay ka sheekayso colaad gudaheeda… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in aysan Puntland joojin xilli ay ka sheekayso colaad gudaheeda ah iyo mid Soomaali dhexdeeda ah.
Ra’iisul Wasaare Xamse oo xalay hadal ka jeediyay magaalada Laascaanood ayaa tilmaamay in ay Puntland ka qaangaartay arrintaas, islamarkaana ay dib-u-dhac tahay in dhexdeeda looga sheekeeyo colaad sokeeye.
Hadalka Ra’iisul Wasaare Xamse waxaa dadka qaarkii uu fasirteen in uu ula jeedo xiisadda Gaalkacyo ee u dhexaysa Puntland iyo ciidamada PSF oo hadda ka tirsan dowladda federaalka.
Wuxuu ugu baaqay reer Puntland in ay iska ilaaliyaan labo cadow oo mid uu ku tilmaamay argagixisadda, halka kan kalana uusan magacaabin balse ku sheegay cadow diidan hurumarka dalka Soomaaliya.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.