Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Xubno katirsan xukuumadda Puntland oo lakulmay shacabka Carmo.
Xubno tirsan Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland iyo masuuliyiinta Maamulka Gobolka Bari ayaa kulan la yeeshay maamulka…

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Xubno tirsan Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland iyo masuuliyiinta Maamulka Gobolka Bari ayaa kulan la yeeshay maamulka…
Xubno tirsan Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland iyo masuuliyiinta Maamulka Gobolka Bari ayaa kulan la yeeshay maamulka iyo bulshada degmada Carmo ee gobolka Bari.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkeynta amniga, dardargelinta horumarka iyo xoojinta wadajirka bulshada, waxaana Mas’uuliyiintu shacabka ku boorriyeen inay sii xoojiyaan wada-shaqeynta kala dhaxaysa hay’adaha dowladda si loo ilaaliyo nabadgelyada loona hormariyo adeegyada bulshada.
Dhankooda, maamulka degmada Carmo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa masuuliyiinta dowladda la wadaagay horumarrada laga sameeyey degmada, iyagoo sidoo kale soo bandhigay baahiyaha iyo caqabadaha weli ka jira deegaanka, si dowladda Puntland ay uga qeyb qaadato wax ka qabashadooda.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Horseed Media
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.