28 isbarbardhigyo diyaar ah · Dhammaan. Arag sida warbaahin kala duwan uga hadlaan hal sheeko, waxa ay isku raacsan yihiin, iyo halka xoogga uu isu beddelo.
Ku koob isbarbardhigyada luqad, xaaladda isha, kalsooni, cusboonaysiin, tirada ilaha, iyo helitaanka soo koobidda.
Galmudug iyo Villa Somalia ayaa kala fogaaday kadib tallaabo uu qaaday Madaxweyne Qoor Qoor, kaas oo buriyay magacaabistii Col. Maxamed Daahir. Tani waxay keentay in xaaladda siyaasadeed ee dalka ay kacsan tahay, iyadoo mucaaradka iyo dowladda dhexe ay isku dhaceen.
Ku salaysan 11 ilo la socdo
Wasiirka Howlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Ayuub Ismaaciil ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay qorsheyneyso dhismaha xaafado casri ah oo loo sameynayo 12,000 oo qoys, kuwaas oo lagu qiyaasay…
Muddooyinkii ugu dambeeyay waxaa isa soo tarayay eedeymaha loo jeedinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku saabsan caburinta saxaafadda, xarigga wariyeyaasha iyo aamusinta codadka soo bandhigaya cabashooyinka shacabka, gaar ahaan kuwa…
{"Caasimada Online": "Fokuska ayaa ah isbedelka siyaasadeed ee Galmudug iyo Villa Somalia, iyadoo sidoo kale la xusay xaaladda amni ee Muqdisho iyo dagaalka ka dhacay Dayniile.", "Shabelle Media": "Dhinaca Shabelle, waxaa xoogga la saaray iska horimaadka ka d...
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Kalsoonida kooxdu waa calaamad akhris oo dadweyne, ma aha xukun run/been ah. Waxay cabbirtaa sida sheekooyinku isugu dhow yihiin qoraal, magacyo, mawduuc, waqti, iyo kala duwanaanta ilaha.
Muqdisho, Arbaco, 06 Maajo 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP), oo uu hoggaaminayey Mudane Matthew Hollingworth, oo ah ku xigeenka Maareeyaha Guud ee WFP, oo ay ka wada hadleen sidii xal waara loogu heli […]
Ku salaysan 2 ilo la socdo

Xamsa oo xal waara cunna-yarida la wadaagay WFP Muqdisho, Arbaco, – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP), uu hoggaaminayey Matthew Hollingworth, kaaliyaha dhanka mashaariicda, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen sidii xal waara loogu heli lahaa cunna-yarida, […]
Shabelle Media: Muqdisho, Arbaco, 06 Maajo 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP), oo uu hoggaaminayey Mudane Matthew Hollingworth, oo ah ku xigeenka Maareeyaha Guud ee WFP, oo ay ka wada hadleen sidii xal waara loogu heli […] Radio Dalsan: Xamsa oo xal waara cunna-yarida la wadaagay WFP Muqdisho, Arbaco, – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP), uu hoggaaminayey Matthew Hollingworth, kaaliyaha dhanka mashaariicda, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen sidii xal waara loogu heli lahaa cunna-yarida, […]
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Kalsoonida kooxdu waa calaamad akhris oo dadweyne, ma aha xukun run/been ah. Waxay cabbirtaa sida sheekooyinku isugu dhow yihiin qoraal, magacyo, mawduuc, waqti, iyo kala duwanaanta ilaha.
Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Maxamed Ibraahim Yuusuf, oo booqasho sagootin ah ku yimid kadib dhammaadka muddadii uu ahaa Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya. Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Danjiraha doorkii uu ka qaatay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya […]
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Maxamed Ibraahim Yuusuf, oo booqasho sagootin ah ku yimid kadib dhammaadka muddadii uu ahaa Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya. Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Danjiraha doorkii uu ka qaatay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhex
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirkii Hore ee Dowladda Walaalahana nahay ee Jabuuti, Mudane Maxamed Ibraahim Yuusuf, oo ugu yimid booqasho iyo sagootin, taasoo ku aadan dhammaadka muddadiisii shaqo ee uu ka ahaa Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiyay Dalka
Shabelle Media: Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Maxamed Ibraahim Yuusuf, oo booqasho sagootin ah ku yimid kadib dhammaadka muddadii uu ahaa Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya. Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Danjiraha doorkii uu ka qaatay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya […] Somali National TV: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirkii Hore ee Dowladda Walaalahana nahay ee Jabuuti, Mudane Maxamed Ibraahim Yuusuf, oo ugu yimid booqasho iyo sagootin, taasoo ku aadan dhammaadka muddadiisii shaqo ee uu ka ahaa Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiyay Dalka Soomaaliya. […]
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Kalsoonida kooxdu waa calaamad akhris oo dadweyne, ma aha xukun run/been ah. Waxay cabbirtaa sida sheekooyinku isugu dhow yihiin qoraal, magacyo, mawduuc, waqti, iyo kala duwanaanta ilaha.
Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u beenisay warar lagu faafiyay warbaahinta iyo baraha bulshada oo sheegaya in la eryay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwo been abuur ah oo aan sal […]
Ku salaysan 3 ilo la socdo

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay faafinta warar aan sal iyo raad toona lahayn iyo eedeymo been abuur ah oo lagu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta iyo baraha bulshada, kuwaas oo sheegaya in la gaaray go’aan lagu eryayo Safiirka Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya […]
Shabelle Media: Muqdisho – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u beenisay warar lagu faafiyay warbaahinta iyo baraha bulshada oo sheegaya in la eryay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya. War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwo been abuur ah oo aan sal […] Somali National TV: Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga walaacsan tahay faafinta warar aan sal iyo raad toona lahayn iyo eedeymo been abuur ah oo lagu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta iyo baraha bulshada, kuwaas oo sheegaya in la gaaray go’aan lagu eryayo Safiirka Isutagga Imaaraadka Carabta u fadhiya […] Radio Dalsan: Soomaaliya oo beenisay wararkii eryidda safiirka IMAARAADKA Muqdisho, 05 May 2026 – Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa si adag u beenisay wararka sheegaya in la gaaray go’aan lagu eryayo Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Muqdisho, iyadoo sheegashooyinkaasi ku tilmaantay been abuur aan sal iyo raad lahayn. Faafinta wararkan khaladka ah ayaa ku soo beegantay xilli uu xiriirka diblomaasiyadeed ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo dalalka Khaliijka uu yahay mid xasaasi ah. Wasaaraddu waxay sheegtay in ay ka go’an tahay ilaalinta kalsoonida iyo xasilloonida xiriirk
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Kalsoonida kooxdu waa calaamad akhris oo dadweyne, ma aha xukun run/been ah. Waxay cabbirtaa sida sheekooyinku isugu dhow yihiin qoraal, magacyo, mawduuc, waqti, iyo kala duwanaanta ilaha.
Dunida Iyo Maanta. Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Ku salaysan 1 ilo la socdo
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
BBC Somali: Dunida Iyo Maanta. Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida. BBC Somali: Dunida Iyo Maanta. Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida. BBC Somali: Dunida Iyo Maanta. Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida. BBC Somali: Dunida Iyo Maanta. Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Kalsoonida kooxdu waa calaamad akhris oo dadweyne, ma aha xukun run/been ah. Waxay cabbirtaa sida sheekooyinku isugu dhow yihiin qoraal, magacyo, mawduuc, waqti, iyo kala duwanaanta ilaha.
MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la yeeshay siyaasiyiin, madax hore, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, wuxuu si rasmi ah ugu casuumayaa Golaha Mustaqbalka ka qeyb-galka kulan qabsoomi doona 10-ka May 2026. […]
Ku salaysan 2 ilo la socdo
This meeting could shape the future political landscape of Somalia and address pressing national issues.
Macne ay Warkasta ku dartay
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la yeeshay siyaasiyiin, madax hore, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, wuxuu si rasmi ah ugu casuumayaa Golaha Mustaqbalka ka qeyb-galka kulan qabsoomi doona 10-ka May 2026. Kulankan wuxuu salka
MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la yeeshay siyaasiyiin, madax hore, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, wuxuu si rasmi ah ugu casuumayaa Golaha Mustaqbalka ka qeyb-galka kulan qabsoomi doona 10-ka May 2026. 
Shabelle Media: MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la yeeshay siyaasiyiin, madax hore, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, wuxuu si rasmi ah ugu casuumayaa Golaha Mustaqbalka ka qeyb-galka kulan qabsoomi doona 10-ka May 2026. […] Somali National TV: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la yeeshay siyaasiyiin, madax hore, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, wuxuu si rasmi ah ugu casuumayaa Golaha Mustaqbalka ka qeyb-galka kulan qabsoomi doona 10-ka May 2026. Kulankan wuxuu salka […]
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Kalsoonida kooxdu waa calaamad akhris oo dadweyne, ma aha xukun run/been ah. Waxay cabbirtaa sida sheekooyinku isugu dhow yihiin qoraal, magacyo, mawduuc, waqti, iyo kala duwanaanta ilaha.
Muqdisho – Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali, ayaa ka qaybgashay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay Maalinta Shaqaalaha Adduunka, taas oo ka dhacday magaalada Muqdisho. Munaasabaddan waxaa soo qabanqaabiyay Xiriirka Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU), […]
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo lagu xusayay Maalinta Shaqaalaha Adduunka (1-da May). Munaasabaddan oo sanadkan ku beegnayd maalinta Jimcaha, balse si rasmi ah loo qabtay maanta oo ay taariikhdu tahay 2-da May 2026, ayaa diiradda […]
Muqdisho – Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali, ayaa ka qaybgashay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay Maalinta Shaqaalaha Adduunka, taas oo ka dhacday magaalada Muqdisho. Munaasabaddan waxaa soo qabanqaabiyay Xiriirka Ururrada Shaqaalaha Sooma
Shabelle Media: Muqdisho – Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali, ayaa ka qaybgashay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay Maalinta Shaqaalaha Adduunka, taas oo ka dhacday magaalada Muqdisho. Munaasabaddan waxaa soo qabanqaabiyay Xiriirka Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU), […] Somali National TV: Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo lagu xusayay Maalinta Shaqaalaha Adduunka (1-da May). Munaasabaddan oo sanadkan ku beegnayd maalinta Jimcaha, balse si rasmi ah loo qabtay maanta oo ay taariikhdu tahay 2-da May 2026, ayaa diiradda […]
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Kalsoonida kooxdu waa calaamad akhris oo dadweyne, ma aha xukun run/been ah. Waxay cabbirtaa sida sheekooyinku isugu dhow yihiin qoraal, magacyo, mawduuc, waqti, iyo kala duwanaanta ilaha.
Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa si rasmi ah u furay aqoon-isweydaarsi ku saabsan ka hortagga tabinta hadallada naceybka xilliyada doorashooyinka. Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah ayaa waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda 21 xarumood oo […]
Ku salaysan 2 ilo la socdo
Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda 21 xarumood oo warbaahineed oo ka hawlgala Muqdisho. Ujeeddada aqoon-isweydaarsigan ayaa ah xoojinta fahamka saxafiyiinta ee doorkooda ku aaddan tabinta masuuliyadda leh inta lagu jiro geeddi-socodka doorashooyinka, gaar ahaan ka hortagga faafinta wararka khaldan, marin-habaabinta [&
Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa si rasmi ah u furay aqoon-isweydaarsi ku saabsan ka hortagga tabinta hadallada naceybka xilliyada doorashooyinka. Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah ayaa waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda 21 xarumood oo […]
Shabelle Media: Muqdisho – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa si rasmi ah u furay aqoon-isweydaarsi ku saabsan ka hortagga tabinta hadallada naceybka xilliyada doorashooyinka. Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah ayaa waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda 21 xarumood oo […] Somali National TV: Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka qayb galaya in ka badan 35 suxufi oo ka kala socda 21 xarumood oo warbaahineed oo ka hawlgala Muqdisho. Ujeeddada aqoon-isweydaarsigan ayaa ah xoojinta fahamka saxafiyiinta ee doorkooda ku aaddan tabinta masuuliyadda leh inta lagu jiro geeddi-socodka doorashooyinka, gaar ahaan ka hortagga faafinta wararka khaldan, marin-habaabinta […]