6da qodob ee ugu waaweynaa khudbaddii uu madaxweynaha Soomaaliya ka jeediyey QM
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadiisa kaga hadlay dhowr arrimood oo ay ugu weyn tahay xaaladda Soomaaliya. Wuxuu kaloo khudbadiisa ku soo qaaday arrimaha caalamka ka taagan, saamaynta ay ku yeesheen Soomaaliya, iyo caqabadda haysata dalkiisa,

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahQoraalka asalka ah
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbadiisa kaga hadlay dhowr arrimood oo ay ugu weyn tahay xaaladda Soomaaliya. Wuxuu kaloo khudbadiisa ku soo qaaday arrimaha caalamka ka taagan, saamaynta ay ku yeesheen Soomaaliya, iyo caqabadda haysata dalkiisa,
Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: world · general · madaxweynaha · soomaaliya · waaweynaa
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada