Topic
Warkasta is tracking madaxweynaha across 9 reports from 5 sources. Recent coverage touches kulan, aadanaha, and curashada, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Isniin 6, Sep 2026 {HMC} Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka digay faragelin shisheeye oo lagu sameeyo arrimaha gudaha ee dalkiisa, isagoo sheegay in madax-bannaanida Jabuuti iyo awoodda ay u leedahay inay si madaxbannaan go’aannadeeda u gaadho ayna ahayn wax gorgortan laga geli karo. Madaxweyne Geelle ayaa hadalkan ka sheegay magaalada Cali-Sabiix, kaddib markii […] The po

Dar es Salaam (Caasimada Online) – Dowladda Tanzania ayaa xaqiijisay geerida Hafidh Ameir Hassan oo ahaa sayga Madaxweynaha dalkaas, Samia Suluhu Hassan. Hafidh ayaa ahaa qof si weyn uga fogaaday siyaasadda iyo warbaahinta, isagoo inta badan ku mashquuli jiray noloshiisa gaarka ah iyo hawlihiisa caadiga ah. Maadaama uu qabay Madaxweynaha Tanzania, waxaa loogu yeeri jiray […] The post Sayga m

Daaru-salaam ( Raxanreeb Online) Seyga madaxweynaha Tanzania oo geeriyooday Seyga Madaxweyne Samia Suluhu Hassan, Hafidh Ameir Hassan, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 7-da Sebtembar 2026 geeriyooday. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray Madaxweyne-ku-xigeenka Tanzania, Deogratius Ndejembi, Hafidh ayaa daaweyn ugu jiray Isbitaalka Emilio Mzena Memorial ee Zanzibar. Hafidh ayaa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade, la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Aleksandar Vučić. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, oo uu weheliyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalami

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Belgrade ayaa maanta kulan la qaatay madaxweynaha dalka Serbia, … Sii akhri

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu xusayay 15-sano guuradii dib u curashada xiriirka diblomaasiyadeed iyo saaxiibtinimada Soomaaliya iyo Türkiye. Munaasabadda ayaa lagu soo bandhigay muhiimadda booqashadii taariikhiga ahayd ee Madaxweynaha Türkiye, Recep Tayyip Erdoğan, uu Muqdisho ku yimid 19-kii Agoo

Arbaco 19 2026 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga Danjirenimo kaga guddoomay safiirro cusub oo ka socday Toddobo dal. Safiirrada cusub ee Madaxweynaha Jamhuuriyaddu ka guddoomay warqadaha aqoonsiga ayaa kala ah: 1-Danjire Mohamed Alim – Aljeeriya 2-Danjire Joao Alfredo Dos Anjos – Brazil

Cadaado, Agoosto, 16, 2026 {HMC} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa galabta safar dhulka ah kusoo gaaray degmada Cadaado ee Gobolka Galguduud. Madaxweynaha ayaa safarkiisa u kuurgalka nolosha bulshada iyo amniga deegaanka, subaxnimadii hore ka soo bilaabay magaalada D

Beijing/Shanghai – 17 Luulyo 2026 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha, Xi Jinping, ayaa ku baaqay in dunidu ka faa’iidaysato fursadaha uu bixiyo Sirdoonka Macmalka ah (Artificial Intelligence – AI), isla markaana horumarkiisa lagu saleeyo danta iyo badbaadada aadanaha. Khudbaddii furitaanka Shirweynaha Caalamiga ah ee Sirdoonka Macmalka ah ee 2026 (World AI Conference) iyo kulanka heerka