Aadan Madoobe oo tallaabo u qaaday xoreynta degmada Buurhakaba
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiAadan Madoobe ayaa la kulmay siyaasiyiinta ka soo jeeda Buurhakaba si ay uga wada hadlaan xoreynta degmada iyo xaaladda amniga guud ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Inta uu socday kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Koonfur Galbeed, gaar ahaan arrimaha amniga, xaaladda siyaasadeed, nabadeynta bulshada deeganka.
- Sidoo kale, waxaa kulanka lagu soo qaaday dadaallada lagu doonayo dib-u-xoreynta degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, oo maalmo ka hor ay qabsadeen ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Lafta-gareen.
- Waxaa kale oo ay labada dhinac ka wada-hadleen muhiimadda ay leedahay xoojinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda dadaallada lagu wajahayo xaaladda ka jirta degmada, sidii loo dardargelin lahaa qorshayaasha dib-u-xoreynta, loona xaqiijin lahaa nabadgelyada iyo xasilloonida bulshada deegaanka.
- Aadan Madoobe iyo siyaasiyiinta uu la kulmay ayaa sidoo kale adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la mideeyo dadaallada siyaasadeed iyo kuwa amni, si loo garab istaago bulshada Degmada Buurhakaba loona abuuro jawi horseeda nabad waarta, dib-u-heshiisiin iyo dib-u-dhiska adeegyada aasaasiga ah.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xoreeyo Buurhakaba?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Aadan Madoobe ayaa la kulmay siyaasiyiinta ka soo jeeda Buurhakaba si ay uga wada hadlaan xoreynta degmada.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda amniga iyo xaaladaha siyaasadeed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
- Gobolka ayaa qorsheynaya inay qaadaan guluf ka dhan ah ciidanka taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa la kulmay siyaasiyiinta ka soo jeeda Degmada Buurhakaba ee ku metela Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Koonfur Galbeed, kuwaas oo uu hoggaaminayey Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saadad Caliyoow, isaga oo kala hadlay dib u xoreynta degmadaasi.
Inta uu socday kulanka ayaa waxaa diiradda lagu saaray xaaladda guud ee Koonfur Galbeed, gaar ahaan arrimaha amniga, xaaladda siyaasadeed, nabadeynta bulshada deeganka.
Sidoo kale, waxaa kulanka lagu soo qaaday dadaallada lagu doonayo dib-u-xoreynta degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, oo maalmo ka hor ay qabsadeen ciidamada taabacsan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Lafta-gareen.
Waxaa kale oo ay labada dhinac ka wada-hadleen muhiimadda ay leedahay xoojinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda dadaallada lagu wajahayo xaaladda ka jirta degmada, sidii loo dardargelin lahaa qorshayaasha dib-u-xoreynta, loona xaqiijin lahaa nabadgelyada iyo xasilloonida bulshada deegaanka.
Aadan Madoobe iyo siyaasiyiinta uu la kulmay ayaa sidoo kale adkeeyey muhiimadda ay leedahay in la mideeyo dadaallada siyaasadeed iyo kuwa amni, si loo garab istaago bulshada Degmada Buurhakaba loona abuuro jawi horseeda nabad waarta, dib-u-heshiisiin iyo dib-u-dhiska adeegyada aasaasiga ah.
Si kastaba, ha’ahaatee, Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa haatan qorseyneysa inay qaado guluf ka dhan ah ciidanka taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen ee qabsaday degmooyinka Qansaxdeere, Bardaale, Buurhakaba iyo Diinsoor oo ka wada tirsn gobolka Baay.
Tallaabooyinkan ayaa kusoo aaday xi lli ay haatan sii xoogeysanayaan khilaafka siyaasadeed iyo iska horimaadyada u dhexeeya ciidamada taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen iyo kuwa taageersan maamulka hadda ka jira Baydhaba, oo garab ka helaya Dowladda Federaalka.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Aadan Madoobe ayaa la kulmay siyaasiyiinta ka soo jeeda Buurhakaba si ay uga wada hadlaan xoreynta degmada iyo xaaladda amniga guud ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Qodobada muhiimka ah
- Aadan Madoobe ayaa la kulmay siyaasiyiinta ka soo jeeda Buurhakaba si ay uga wada hadlaan xoreynta degmada.
- Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda amniga iyo xaaladaha siyaasadeed ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
- Gobolka ayaa qorsheynaya inay qaadaan guluf ka dhan ah ciidanka taabacsan Cabdicasiis Lafta-gareen.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan jawaabo ka yimid dhinacyada lidka ku ah ama kuwa la eedeeyay.
- Faahfaahinta ku saabsan natiijooyinka gaarka ah ee kulanka lama soo sheegin.
Gunaanadka akhristaha
Kulanka Aadan Madoobe wuxuu muujinayaa caqabadaha siyaasadeed iyo amni ee socda ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee la qaadi doono si loo xoreeyo Buurhakaba?
- Sidee loo fulin doonaa gulufka la qorsheynayo ee ka dhanka ah ciidanka Lafta-gareen?
- Maxay yihiin cawaaqibka khilaafaadka siyaasadeed ee la xusay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · buurhakaba · aadan · madoobe
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada