Topic
Warkasta is tracking buurhakaba across 2 reports from 2 sources. Recent coverage touches ciidamada, dhexeeya, and galay, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Buurhakaba (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Koonfur galbeed oo isku dhinac iyo ciidamo taabacsan Laftagareen uu ka socda Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay, kaas oo la’isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ciidamada taabacsan madaxweynihii…

Wararka ka imanaya degmada Buurhakaba ee gobolka Bay ayaa sheegaya in magaaladaas ay saaka gudaha u galeen ciidamo taageersan madaxweynihii… Sii akhri