Abiy Axmed oo farriimo nabad iyo hanjabaad isugu jira u diray dalalka Somaaliya, Eritrea iyo gobolka
Waxa dhacay
Hal il · BBC Somali
Abiy Axmed ayaa farriimo nabad iyo hanjabaad u diray dalalka Somaaliya, Eritrea iyo gobolka intii uu khudbad u jeedinayey barlamaanka Itoobiya.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Iyadoo ay sii kordhayaan xiisadaha u dhexeeya Eritrea iyo Itoobiya, isla markaana ay soo baxayaan warar sheegaya dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo ciidamo la isugu ururinayo xuduudda labada dal, Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa Eritrea ugu baaqay inay wada-hadal nabadeed kala gasho Itoobiya sidii ay ku heli lahayd marin ay badda ku gaarto.
- Ra'iisul Wasaare Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa farriimo labo dhinac daaran u diray dalka ay deriska yihiin ee Eritrea isagoo maanta khudbad u jeedinayey Barlamaanka dalkiisa.
- Mar uu si gaara ugu dheeraaday arrinta Eritrea ayuu Abiy isweydiiyey su'aashan.
- Maxaan ka dooneynaa dowladda Eritrea?
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha socda ee Geeska Afrika iyo suurtagalnimada khilaaf, taasoo saameyn ku yeelan karta xasiloonida gobolka.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee Itoobiya qaadi doonto haddii Eritrea aysan ka qayb qaadan wada-hadalada nabadeed?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Abiy Axmed ayaa farriimo nabad iyo hanjabaad u diray dalalka Somaaliya, Eritrea iyo gobolka.
- Abiy Axmed ayaa Eritrea ugu baaqay inay wada-hadal nabadeed kala gasho Itoobiya.
- Abiy Axmed ayaa sheegay in Itoobiya aysan dooneynin inay weerarto Eritrea.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Abiy Axmed oo farriimo nabad iyo hanjabaad isugu jira u diray dalalka Somaaliya, Eritrea iyo gobolka
Iyadoo ay sii kordhayaan xiisadaha u dhexeeya Eritrea iyo Itoobiya, isla markaana ay soo baxayaan warar sheegaya dhaqdhaqaaqyo ciidan iyo ciidamo la isugu ururinayo xuduudda labada dal, Ra'iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa Eritrea ugu baaqay inay wada-hadal nabadeed kala gasho Itoobiya sidii ay ku heli lahayd marin ay badda ku gaarto.
Ra'iisul Wasaare Itoobiya, Abiy Axmed, ayaa farriimo labo dhinac daaran u diray dalka ay deriska yihiin ee Eritrea isagoo maanta khudbad u jeedinayey Barlamaanka dalkiisa.
Mar uu si gaara ugu dheeraaday arrinta Eritrea ayuu Abiy isweydiiyey su'aashan.
Maxaan ka dooneynaa dowladda Eritrea? Laba arrimood.
"Tan koowaad: inay joojiso hubeynta cadowga Itoobiya, inay u noqoto marin sahayda loo mariyo, isla markaana ay taageerto. Waa inay arrintaas si buuxda u joojiso.
Tan labaad: aan iska kaashanno horumarinta labada dhinac dan u ah, dhammaan qaybaha kala duwan.
Marka aan wada shaqeyno, annaga ayaa keeni doonna fikradaha, dhaqaalaha iyo xoogga shaqaalaha. Taasi waa kaalinteena; waxa keliya ee aan idinka dooneynno waa inaad nala shaqeysaan. Intaas oo keliya."ayuu yiri Abiy.
Isagoo ka is waydiiye in haddii taas dhici waydo, wuxuu diray farriin goodis ah "Haddii aad sidaas sameyn kartaan, waxaan ku wada noolaan karnaa nabad. Hase yeeshee, haddii xisbiga Shaebia uu ku sii adkeysto khalad aan laga sixi karin, burburka ka dhalanaya wuxuu ku dhici doonaa Eritrea.
Qaar ayaa sheegaya in Itoobiya ay duullaan ku qaadi doonto Eritrea si ay marin ugu hesho Badda Cas iyo arrimo kale. Taasi gabi ahaanba waa khalad. Ma weerari doonno Eritrea; waxaan dooneynaa inaan marin-badeed ku helno nabad iyo wada-hadal. "ayuu intaas raaciyey Abiy.
Abiy oo farriin u diray Soomaaliya, Jabuuti iyo dalalka kale ee gobolka
Intii uu jeedinayey khudbadiisa wuxuu marwelba ku soo celiyey in Itoobiya mudan tahay inay hesho marin ay ku gaarto badda cas.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Abiy Axmed ayaa farriimo nabad iyo hanjabaad u diray dalalka Somaaliya, Eritrea iyo gobolka intii uu khudbad u jeedinayey barlamaanka Itoobiya.
Qodobada muhiimka ah
- Abiy Axmed ayaa farriimo nabad iyo hanjabaad u diray dalalka Somaaliya, Eritrea iyo gobolka.
- Abiy Axmed ayaa Eritrea ugu baaqay inay wada-hadal nabadeed kala gasho Itoobiya.
- Abiy Axmed ayaa sheegay in Itoobiya aysan dooneynin inay weerarto Eritrea.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha Eritrea ama Soomaaliya ee ku aaddan hadallada Abiy Axmed.
- Eedeymaha ku saabsan dhaqdhaqaaqyada ciidan iyo weerarada suurtagalka ah ayaa la weriyay laakiin aan si madax-bannaan loo xaqiijin.
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay hadallada Abiy Axmed iyada oo aan la helin xaqiijin dibadda ah.
Gunaanadka akhristaha
Hadallada Abiy Axmed waxay muujinayaan dadaallo diblomaasiyadeed muhiim ah iyo xiisado ka jira gobolka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan tallaabooyinka gaarka ah ee Itoobiya qaadi doonto haddii Eritrea aysan ka qayb qaadan wada-hadalada nabadeed?
- Sidee ayey bulshada caalamka uga falcelin doontaa xiisadaha u dhexeeya Itoobiya iyo Eritrea?
- Maxay yihiin cawaaqibka Soomaaliya ee arrintan?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa xiisadaha socda ee Geeska Afrika iyo suurtagalnimada khilaaf, taasoo saameyn ku yeelan karta xasiloonida gobolka.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: world · general · abiy · farriimo · eritrea
Sii akhri
- Sudan oo ku gacan seyrtay codsi uu u diray codsi uu u diray rai’sul wasaaraha Itoobiya
Hiiraanweyn
- Meelaha ugu badan ee ay ka dhacaan tacaddiyada loo geysto haweenka Soomaaliyeed iyo QM oo ku baaqday tallaabo degdeg ah
BBC Somali
- Itoobiya oo heegan gelisay ciidankeeda Soomaaliya ka jooga + Sababta
Caasimada Online