Topic
Warkasta is tracking eritrea across 3 reports from 2 sources. Recent coverage touches mareykanka, culus, and diblomaasiyadeed, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.
Asmara, 1 Oktoobar 2026 — Dowladda Eritrea ayaa ku dhawaaqday inay jarayso dhammaan xiriirrada diblomaasiyadeed ee ay la leedahay Itoobiya, tallaabadan oo muujinaysa inuu sii xumaaday khilaafka u dhexeeya labada…

Asmara (Caasimada Online) — Dowladda Eritrea ayaa soo dhoweysay go’aanka Mareykanka uu cunaqabateynta kaga qaaday ciidamadeeda, xisbiga talada haya iyo mas’uuliyiin kale, iyadoo sheegtay in tallaabadan ay waddada u xaari karto xiriir cusub oo u dhexeeya Asmara iyo Washington kadib sanado ay xiisad ka dhex jirtay. Wasaaradda Warfaafinta Eritrea ayaa Sabtidii sheegtay in cunaqabateyntii lagu…

Washington (Caasimada Online) — Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii cunaqabateyn ka qaaday ciidamada Eritrea, xisbiga talada haya ee dalkaas iyo dhowr mas’uul iyo hay’ado kale, kuwaas oo tallaabooyin lagu soo rogay xilligii dagaalka Tigray ee waqooyiga Itoobiya. Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa sheegtay in xaaladdii degdegga ahayd ee saldhigga u ahayd barnaamijka cunaqabateynta la xiriiray Itoobiya