Axmed Madoobe oo u Safraayo Garowe, kadib Markii Madaxweyne Xasan Shiikh uu sameeyay,,,
Waxa dhacay
60 ilbiriqsiAxmed Madoobe ayaa u safraayo Garowe kadib markii Madaxweyne Xasan Shiikh uu sameeyay.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Madaxweyne Deni oo xalay la hadlayey Golihiisa Wasiirrada ayaa u sheegey; in ay jirto walaac amni oo guud ahaan dalka ah ka dib bixitaanka ciidamada shisheeye, go’ista deeqaha caalamka oo dhaqaale yari keentey & heshiis la’aanta madaxda Soomaalida — dhinaca kale madax ka tirsan DFS oo labadii maalmood ee la soo dhaafay la shiray mucaaridka ayaa muujiyey walaaca, iyaga oo xusey in badbaadada dalku ku jirto heshiis dhexmara muxaafid & mucaarid.
- Mucaaridka Muqdisho ayaa iyagu qaarkood soo dhoweeyey la-hadalka Dowladda Federaalka ah, balse Madaxda Puntland & jubbaland ayaa iyagu ka gows-adaygay sheegeyna in aysan jirin sharciyad ay kula hadlaan Villa-Somalia ayna geli karaan wada-hadal ay dammaanad leh oo keliya.
- Madaxda-sare ee DFS, Mucaaridka Muqdisho & Siyaasiyiin ay ku jiraan Raysal waasarayaal hore CCC & Gaas ayaa dhammaantood leh kulamo kala duwan oo looga hadlayo xaaladda dalka ee amni & siyaasadeed, iyada oo dadka arrimahan u dhuun-daloola ay tibaaxayaan in ka hor 2027 haddii aan Soomaalidu ka heshiin siyaasadda & doorashada ay jiri karaan kala-fogaansho & walaacyo aan xal lahayn.
- Notify me of follow-up comments by email.
Sida ay sheegtay Hiiraanweyn
- Waxa weli aan caddayn
- Goorma ayaa Puntland iyo Jubbaland go'aannada la soo bandhigi doonaan?
Waxaad akhrinaysaa turjumaadda Soomaaliga.

Qodobbada warbixinta
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · English
English · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Turjumaadda akhriska: Soomaali
Talaado 3 Nov 2026 {HMC} Puntland & Jubbaland ayaa lagu wadaa in ay dhawaan go’aanno wadajir ah ka soosaraan xaaladda-siyaasadeed ee dalka, iyada oo madaxda labada dhinac ka filayo in ay ku shiraan Garoowe oo Axmed Madoobe tegeyo.
Madaxweyne Deni oo xalay la hadlayey Golihiisa Wasiirrada ayaa u sheegey; in ay jirto walaac amni oo guud ahaan dalka ah ka dib bixitaanka ciidamada shisheeye, go’ista deeqaha caalamka oo dhaqaale yari keentey & heshiis la’aanta madaxda Soomaalida — dhinaca kale madax ka tirsan DFS oo labadii maalmood ee la soo dhaafay la shiray mucaaridka ayaa muujiyey walaaca, iyaga oo xusey in badbaadada dalku ku jirto heshiis dhexmara muxaafid & mucaarid.
Mucaaridka Muqdisho ayaa iyagu qaarkood soo dhoweeyey la-hadalka Dowladda Federaalka ah, balse Madaxda Puntland & jubbaland ayaa iyagu ka gows-adaygay sheegeyna in aysan jirin sharciyad ay kula hadlaan Villa-Somalia ayna geli karaan wada-hadal ay dammaanad leh oo keliya.
Madaxda-sare ee DFS, Mucaaridka Muqdisho & Siyaasiyiin ay ku jiraan Raysal waasarayaal hore CCC & Gaas ayaa dhammaantood leh kulamo kala duwan oo looga hadlayo xaaladda dalka ee amni & siyaasadeed, iyada oo dadka arrimahan u dhuun-daloola ay tibaaxayaan in ka hor 2027 haddii aan Soomaalidu ka heshiin siyaasadda & doorashada ay jiri karaan kala-fogaansho & walaacyo aan xal lahayn.
Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.
Notify me of follow-up comments by email.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Axmed Madoobe ayaa u safraayo Garowe kadib markii Madaxweyne Xasan Shiikh uu sameeyay. Puntland & Jubbaland ayaa lagu wadaa in ay dhawaan go’aanno wadajir ah ka soosaraan xaaladda-siyaasadeed ee dalka.
Qodobada muhiimka ah
- Axmed Madoobe ayaa u safraayo Garowe kadib markii Madaxweyne Xasan Shiikh uu sameeyay.
- Puntland & Jubbaland ayaa lagu wadaa in ay dhawaan go’aanno wadajir ah ka soosaraan xaaladda-siyaasadeed ee dalka.
- Madaxweyne Deni oo xalay la hadlayey Golihiisa Wasiirrada ayaa u sheegey; in ay jirto walaac amni oo guud.
- Madax ka tirsan DFS oo labadii maalmood ee la soo dhaafay la shiray mucaaridka ayaa muujiyey walaaca.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid Dowladda Federaalka oo ku saabsan walaacyada mucaaridka.
- Faahfaahinta go'aannada gaarka ah ee la soo bandhigi doono lama bixin.
Gunaanadka akhristaha
Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa weli ah mid kacsan, iyadoo hogaamiyeyaasha muhiimka ah ay diyaarinayaan shirar ku saabsan Garowe.
Waxa weli aan caddayn
- Goorma ayaa Puntland iyo Jubbaland go'aannada la soo bandhigi doonaan?
- Sidee bay ka bixitaanka ciidamada shisheeye u saameyn doontaa amniga?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la tixgelinayo si loo xalliyo walaacyada ay soo bandhigeen madaxda mucaaridka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Hiiraanweyn
- Isku dhafka luqadaha
- English
- Xaaladda turjumaadda
- Turjumaad kaydsan ayaa luqaddan u diyaar ah
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · madoobe · axmed · madaxweyne
Sii akhri
- Arrin hadal-hayn dhalisay oo lagu arkay soo laabashada Axmed Madoobe ee Kismaayo
Caasimada Online
- Axmed Madoobe oo dib ugu soo laabtay Kismaayo iyo kolonyadii soo dhawaysay oo lagu arkay ambalaasyo
Puntland Post
- Aadan Madoobe oo xus u sameeyay 100-ka maalmood ee ugu horreeyay hoggaankiisa Koonfur Galbeed
Shabelle Media