Topic
Warkasta is tracking Axmed Madoobe across 3 reports from 3 sources. Recent coverage touches Jubbaland, Kenya, and Mucaaradka, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib safar muddo qaatay oo uu ku joogay dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta. Waxyaabaha indhaha soo jiitay ee lagu arkay soo dhaweyntiisa ayaa ahaa laba gaari oo kuwa gurmadka degdegga ah ee Ambulance, kuwaas oo qayb…

Madaxweynaha Jubaland oo muddo safar ugu maqnaa dalka badadiisa, gaar ahaan dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta ayaa maanta dib ugu… Sii akhri

Guddiga Mustaqbalka Soomaaliya ayaa ku heshiiyay saddex tallaabo oo ka caawin doona go'aaminta in ay ka qaybqaataan wada hadallada soo socda ee uu qabtay Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud si loo falanqeeyo xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya…