Booliska Puntland oo khamri iyo rag ku eedeysan ku qabtay Garoowe
Waxa dhacay
Hal il · Puntland Post
Booliska Puntland ayaa qabtay saddex nin oo ku eedeysan in ay wateen khamri iyo gaadiid ku siday magaalada Garoowe.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Booliska Puntland ayaa sheegay in ciidanka saldhigga dhexe ee Garoowe ay gacanta ku dhigeen gaari nooca Probox ah iyo mooto Bajaaj waday maandooriyaha khamriga.
- Sidoo kale Booliska Puntland waxay tilmaameen in ay gacanta ku dhigeen saddex nin oo ku eedeysan in ay wateen maandooriyaha khamriga, kuwaas oo ay xuseen in la horgeyn doono hay’adaha sharciga.
- Qoraal ka soo baxay Booliska Puntland ayaa lagu yiri “Ciidanka Booliska Qaybta Gobolka Nugaal, gaar ahaan Saldhigga Dhexe ee Caasimadda Garoowe, ayaa gacanta ku dhigay laba gaari oo siday khamri, kuwaas oo kala ah Bajaaj iyo gaari nooca Probox-ka ah”.
- “Howlgalkan ayaa yimid kaddib markii ciidanku heleen xog amni oo la xiriirta ka ganacsiga iyo qaybinta maan-dooriyaha taas oo ay si degdeg ah uga jawaabeen kuna guuleysteen inay soo qabtaan labada gaari, ee khamriga siday iyo eedaysanaashii watay waxaana loo gudbin doonaa hay’adaha caddaaladda” ayaa raaciyay.
- Sababta ay muhiim u tahay
- Maqaalku wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee Booliska Puntland si loola dagaallamo ka ganacsiga khamriga, taas oo ah arrin muhiim ah oo gobolka ka jirta.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan eedeymaha gaarka ah ee la soo oogayo dadka la qabtay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Booliska Puntland ayaa qabtay saddex nin oo ku eedeysan in ay wateen khamri magaalada Garoowe.
- Booliska Puntland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen gaari nooca Probox ah iyo mooto Bajaaj waday maandooriyaha khamriga.
- Howlgalkan ayaa yimid kaddib markii ciidanku heleen xog amni oo la xiriirta ka ganacsiga iyo qaybinta maan-dooriyaha.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Ciidanka Booliska Puntland ayaa sheegay in ay magalada caasimadda ah ee Garoowe ku qabteen gaadiid waday maandooriyaha khamriga iyo rag ku eedeysan kiiskaas.
Booliska Puntland ayaa sheegay in ciidanka saldhigga dhexe ee Garoowe ay gacanta ku dhigeen gaari nooca Probox ah iyo mooto Bajaaj waday maandooriyaha khamriga.
Sidoo kale Booliska Puntland waxay tilmaameen in ay gacanta ku dhigeen saddex nin oo ku eedeysan in ay wateen maandooriyaha khamriga, kuwaas oo ay xuseen in la horgeyn doono hay’adaha sharciga.
Qoraal ka soo baxay Booliska Puntland ayaa lagu yiri “Ciidanka Booliska Qaybta Gobolka Nugaal, gaar ahaan Saldhigga Dhexe ee Caasimadda Garoowe, ayaa gacanta ku dhigay laba gaari oo siday khamri, kuwaas oo kala ah Bajaaj iyo gaari nooca Probox-ka ah”.
“Howlgalkan ayaa yimid kaddib markii ciidanku heleen xog amni oo la xiriirta ka ganacsiga iyo qaybinta maan-dooriyaha taas oo ay si degdeg ah uga jawaabeen kuna guuleysteen inay soo qabtaan labada gaari, ee khamriga siday iyo eedaysanaashii watay waxaana loo gudbin doonaa hay’adaha caddaaladda” ayaa raaciyay.
Boolisk Puntland ayaa muddooyinkii dambe magaalada Garoowe ka waday howlgallo lagu dagaalamayo maandooriyaha khamriga iyo falalka kale ee lidka ku ah amniga caasimadda.
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalda Muqdisho ku martiqaaday madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni. Madaxweyne Museveni ayaa la sheegay…
Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar saacado qaatay ku tagay dalka Uganda ayaa kulan la qaatay madaxweynaha dalkaas…
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Booliska Puntland ayaa qabtay saddex nin oo ku eedeysan in ay wateen khamri iyo gaadiid ku siday magaalada Garoowe.
Qodobada muhiimka ah
- Booliska Puntland ayaa qabtay saddex nin oo ku eedeysan in ay wateen khamri magaalada Garoowe.
- Booliska Puntland ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen gaari nooca Probox ah iyo mooto Bajaaj waday maandooriyaha khamriga.
- Howlgalkan ayaa yimid kaddib markii ciidanku heleen xog amni oo la xiriirta ka ganacsiga iyo qaybinta maan-dooriyaha.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha ay soo jeediyeen Booliska Puntland.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid dadka la eedeeyay ama wakiiladooda.
- Faahfaahinta ku saabsan howlaha sharciga ama tallaabooyinka kale ma cadda.
Gunaanadka akhristaha
Booliska Puntland ayaa qaaday tallaabo ka dhan ah ka ganacsiga khamriga magaalada Garoowe iyagoo qabtay eedeysanayaal iyo gaadiid.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay noqon doonaan eedeymaha gaarka ah ee la soo oogayo dadka la qabtay?
- Sidee ayay Booliska Puntland u sii wadi doonaan la dagaallanka ka ganacsiga khamriga ee gobolka?
- Maxay yihiin cawaaqibka ballaaran ee howlgalkaas ku saabsan sharciga deegaanka?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku wuxuu muujinayaa dadaallada socda ee Booliska Puntland si loola dagaallamo ka ganacsiga khamriga, taas oo ah arrin muhiim ah oo gobolka ka jirta.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · booliska · garoowe · rag