Farmaajo oo caddeeyay mowqifkiisa ku aadan imaashaha Yoweri Museveni
Waxa dhacay
Hal il · Caasimada Online
Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa si weyn usoo dhaweeyay safarka la filayo in Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni uu dhawaan kusoo gaaro magaalada Muqdisho, isagoo adkeeyay muhiimadda wada-hadalka ku salaysan dastuurka.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Farmaajo oo qoraal kooban soo saaray ayaa sheegay in Soomaaliya ay maanta u baahan tahay wada-hadal dhab ah oo loo dhan yahay, si loo gaaro heshiis ku saabsan arrimaha masiiriga ah ee dalka, gaar ahaan Dastuurka iyo hannaanka doorashooyinka dalka.
- Sidoo kale, wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in wada-hadalladaasi ay ku salaysnaadaan dastuurka dalka iyo go’aankii Maxkamadda Sare ee ka dhanka ahaa muddo-kordhintii sharci-darrada ahayd ee xilka Madaxweynaha.
- Waxaa kale oo uu intaas ku dara muujiyay in loo baahan yahay in la helo hannaan siyaasadeed oo loo dhan yahay, kaas oo horseedi kara is-afgarad qaran, xasillooni siyaasadeed iyo mustaqbal ay dhammaan dhinacyada Soomaaliyeed ku mideysan yihiin.
- “Waan soo dhoweynayaa aqbalaadda Madaxweyne Yoweri Museveni ee martiqaadka uu ku imanayo magaalada Muqdisho.
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo wada-hadalka la soo jeediyay?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa si weyn usoo dhaweeyay safarka la filayo in Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni uu dhawaan kusoo gaaro magaalada Muqdisho.
- Farmaajo wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in wada-hadalladaasi ay ku salaysnaadaan dastuurka dalka iyo go’aankii Maxkamadda Sare ee ka dhanka ahaa muddo-kordhintii sharci-darrada ahayd ee xilka Madaxweynaha.
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay Uganda uu Yoweri Kaguta Museveni ku martiqaaday inuu isna booqasho ku yimaado magaalada Muqdisho.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa si weyn usoo dhaweeyay safarka la filayo in Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni uu dhawaan kusoo gaaro magaalada Muqdisho.
Farmaajo oo qoraal kooban soo saaray ayaa sheegay in Soomaaliya ay maanta u baahan tahay wada-hadal dhab ah oo loo dhan yahay, si loo gaaro heshiis ku saabsan arrimaha masiiriga ah ee dalka, gaar ahaan Dastuurka iyo hannaanka doorashooyinka dalka.
Sidoo kale, wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in wada-hadalladaasi ay ku salaysnaadaan dastuurka dalka iyo go’aankii Maxkamadda Sare ee ka dhanka ahaa muddo-kordhintii sharci-darrada ahayd ee xilka Madaxweynaha.
Waxaa kale oo uu intaas ku dara muujiyay in loo baahan yahay in la helo hannaan siyaasadeed oo loo dhan yahay, kaas oo horseedi kara is-afgarad qaran, xasillooni siyaasadeed iyo mustaqbal ay dhammaan dhinacyada Soomaaliyeed ku mideysan yihiin.
“Waan soo dhoweynayaa aqbalaadda Madaxweyne Yoweri Museveni ee martiqaadka uu ku imanayo magaalada Muqdisho. Dalkeennu wuxuu u baahan yahay wada-hadal loo dhan yahay oo dhab ah, kaas oo si adag ugu salaysan Dastuurka iyo go’aankii Maxkamadda Sare ee ka dhanka ahaa muddo-kordhintii sharci-darrada ahayd ee muddada xil-hayneedka Madaxweynaha,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Maxamed Farmaajo.
Hadalkan ayaa kusoo aadayo, iyada oo shalay Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay Uganda uu Yoweri Kaguta Museveni ku martiqaaday inuu isna booqasho ku yimaado magaalada Muqdisho, waxaana madaxtooyada ay sheegtay in martiqaadka si farxad leh loo aqbalay, isla markaana taariikhaha booqashadana la isku raaci doonaa iyadoo loo marayo habka diblomaasiyadeed.
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Museveni ayaa si weyn uga hadlay xaaladda amniga Soomaaliya iyo gobolka, iyagoo isku raacay in la kordhiyo howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab, lana xoojiyo guulaha amni ee laga gaaray howlgalka AUSSOM.
Labada Madaxweyne ayaa sidoo kale ugu baaqay AUSSOM iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNAF) inay kordhiyaan howlgallada weerarka ah ee ka dhanka ah Al-Shabaab, iyagoo sidoo kale dalbaday in la helo hab maalgelin oo beddel ah oo lagu taageerayo ciidamada heshiiska laba-geesoodka ku jooga Soomaaliya, si loo sii wado loona xoojiyo dagaalka ka dhanka ah kooxda.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa si weyn usoo dhaweeyay safarka la filayo in Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni uu dhawaan kusoo gaaro magaalada Muqdisho, isagoo adkeeyay muhiimadda wada-hadalka ku salaysan dastuurka.
Qodobada muhiimka ah
- Madaxweynihii hore Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa si weyn usoo dhaweeyay safarka la filayo in Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni uu dhawaan kusoo gaaro magaalada Muqdisho.
- Farmaajo wuxuu carrabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in wada-hadalladaasi ay ku salaysnaadaan dastuurka dalka iyo go’aankii Maxkamadda Sare ee ka dhanka ahaa muddo-kordhintii sharci-darrada ahayd ee xilka Madaxweynaha.
- Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho ku tegay Uganda uu Yoweri Kaguta Museveni ku martiqaaday inuu isna booqasho ku yimaado magaalada Muqdisho.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku ma bixinayo jawaabaha ka imaanaya siyaasiyiin kale ama dhinacyo kale oo ku saabsan hadallada Farmaajo.
- Eedeymaha ku saabsan martiqaadka iyo aqbalaadda booqashada waxay ku saleysan yihiin bayaannada ka soo baxay xafiiska madaxweynaha.
- Xaqiijin madax-bannaan oo ku saabsan eedeymaha ma jiraan.
Gunaanadka akhristaha
Hadallada Farmaajo waxay muujinayaan doodo siyaasadeed oo socda oo ku saabsan maamulka iyo u hoggaansanaanta dastuurka Soomaaliya.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin natiijooyinka gaarka ah ee laga filayo wada-hadalka la soo jeediyay?
- Sidee ayuu booqashada Madaxweyne Museveni u saameyn doontaa xaaladda siyaasadeed ee hadda jirta ee Soomaaliya?
- Maxay yihiin tallaabooyinka la qaadi doono si loo hubiyo in wada-hadalka uu noqdo mid loo dhan yahay?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · farmaajo · yoweri · museveni
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada