Luqadda akhriska
Waxaad akhrinaysaa qoraalka Soomaaliga.
Ciidamada Badda Soomaaliya oo Turkiga Tababar Kaga Soo Laabtay
Muqdisho (Raxanreeb Online): Ciidamo ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliya oo tababar ku soo dhamaystay dalka Turkiga ayaa la filayaa in dhawaan lagu qalabeeyo maraakiib dagaal iyo agab ciidan oo loogu talagalay howlaha badda. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah iskaashiga dhinaca difaaca iyo amniga badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo la doonayo in kor... The post Ciidamada Badda Soomaaliya o
Ciidamo ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliya oo tababar ku soo dhamaystay dalka Turkiga ayaa la filayaa in dhawaan lagu qalabeeyo maraakiib dagaal iyo agab ciidan.
Maxaa la shaaciyey
- Ciidamada Badda Soomaaliya ayaa tababar ka soo qaatay Turkiga.
- Maraakiibta iyo agabka la siinayo ciidamada ayaa loo adeegsan doonaa ilaalinta xeebaha Soomaaliya.
- Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kor u qaadaya awoodda Ciidanka Badda Soomaaliya.
Macnaha guud
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah iskaashiga dhinaca difaaca iyo amniga badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga.
“Faahfaahinta ku saabsan tirada maraakiibta iyo nooca qalabka la siinayo ciidamada weli si rasmi ah looma shaacin.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan dadaallada lagu xoojinayo amniga badda iyo ilaalinta khayraadka dalka.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Raxanreeb Online): Ciidamo ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliya oo tababar ku soo dhamaystay dalka Turkiga ayaa la filayaa in dhawaan lagu qalabeeyo maraakiib dagaal iyo agab ciidan oo loogu talagalay howlaha badda.
Tallaabadan ayaa qeyb ka ah iskaashiga dhinaca difaaca iyo amniga badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo la doonayo in kor loo qaado awoodda Ciidanka Badda Soomaaliya.
Maraakiibta iyo qalabka la siinayo ciidamada ayaa loo adeegsan doonaa ilaalinta xeebaha Soomaaliya, la-dagaallanka burcad-badeedda iyo ka hortagga kalluumeysiga sharci-darrada ah, oo muddooyinkii dambe caqabado ku ahaa amniga iyo dhaqaalaha badda Soomaaliya.
Iskaashiga Soomaaliya iyo Turkiga ee dhinaca badda ayaa sidoo kale qeyb ka ah dadaallada lagu dhisayo ciidan Soomaaliyeed oo awood u leh ilaalinta biyaha territorial-ka dalka iyo khayraadka badda.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Raxanreeb Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
La socodsii
Warka ku hel sanduuqaaga. Macluumaad muhiim ah oo kaliya.