Topic
Warkasta is tracking tababar across 4 reports from 3 sources. Recent coverage touches badda, ciidamada, and diplomacy, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee XDS, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, ayaa dalka Masar tababar heer sare ah ugu soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Gaarka ah ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Tababarka ayaa diiradda lagu saarayay xirfadaha Kumaandooska, la-dagaallanka argagixisada, dagaalka magaalooyinka iyo hawlgallada dallayadaha. Munaasabadda waxaa ka qeybgalay saraakiil Soomaali iyo Mas

Jowhar – Ciidamada AUSSOM ee ku sugan garoonka diyaaradaha Jowhar ee Qaybta 5-aad ayaa dhowaan soo gabagabeeyay tababar wacyigelin ah oo socday saddex maalmood, kaas oo diiradda lagu saaray khataraha walxaha qarxa ee gacanta lagu farsameeyo (IEDs) iyo badbaadada goobaha kontoroollada, gaar ahaan hawlwadeennada haweenka ah. Tababarka oo ay bixiyeen kooxda AUSSOM BNDF u qaabilsan [̷

Muqdisho – Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad ee Qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, G/sare Maxamed Axmed (Korneyl Lacag), iyo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo tababar heer sare ah kusoo qaatay dalka Turkiga. Munaasabadda oo ay soo qabanqaabiyeen hoggaanka Taliska Qaybta 1-aad ee […]

Muqdisho (Raxanreeb Online): Ciidamo ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliya oo tababar ku soo dhamaystay dalka Turkiga ayaa la filayaa in dhawaan lagu qalabeeyo maraakiib dagaal iyo agab ciidan oo loogu talagalay howlaha badda. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah iskaashiga dhinaca difaaca iyo amniga badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo la doonayo in kor... The post Ciidamada Badda Soomaaliya o