Topic
Warkasta is tracking badda across 4 reports from 4 sources. Recent coverage touches soomaaliya, hawlgallo, and iiraan, each linked to its original source with side-by-side comparison where outlets differ.

Khamiis 10, Sab 2026 {HMC} Xoghayaha ku-meelgaarka ah ee Ciidamada Badda Mareykanka, Hung Cao, ayaa xaqiijiyay in Iiraan ay si xun u burburisay saldhigga ugu weyn ee ciidanka badda Mareykanka ay ku lahaayeen Bariga Dhexe oo ku yaalay dalka Baxrayn, ka dib markii Iiraan ay joogteysay tan iyo 28 bishii Febraayo 2026, weerarrada ay ku […] The post Iiraan si xun u burburisay saldhigga ugu weyn e

MUQDISHO — Ciidamada Badda Turkiga ayaa sheegay inay hawlgallo ilaalin iyo galbin ah ka wadaan biyaha Soomaaliya, iyadoo maraakiib dagaal oo ka tirsan Ciidanka Badda Turkiga ay ilaalinayaan maraakiib ku howlan hawlo baaritaan iyo qodis shidaal. Turkiga ayaa sheegay in maraakiibta dagaalka TCG Göksu, TCG Gelibolu iyo TCG Bartın ay si joogto ah u […]

Muqdisho (Raxanreeb Online): Ciidamo ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliya oo tababar ku soo dhamaystay dalka Turkiga ayaa la filayaa in dhawaan lagu qalabeeyo maraakiib dagaal iyo agab ciidan oo loogu talagalay howlaha badda. Tallaabadan ayaa qeyb ka ah iskaashiga dhinaca difaaca iyo amniga badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo la doonayo in kor... The post Ciidamada Badda Soomaaliya o

Ku-dhawaaqiddan ayaa timid xilli gobolku uu wajahayo weerarro iyo khataro sii kordhaya oo lala beegsanayo maraakiibta ganacsiga, kuwa qaada tamarta, iyo xarumaha badda dhexdeeda ku yaalla, taas oo dhalisay walaac laga qabo in carqalad ku timaaddo mid ka mid ah marinnada biyaha ee ugu muhiimsan ganacsiga caalamiga ah.