Ciidamada Itoobiya oo howlgallo nadiifin ah ka wada Mekelle
Waxa dhacay
80 ilbiriqsiCiidamada dowladda Itoobiya ayaa ku wada howlgallo nadiifin ah gudaha magaalada Mekelle, caasimadda gobolka Tigray.
Qodobo kale oo warbixintu sheegtay
- Dhankeeda Wakaaladda wararka ee AFP, ayaa werisay in ciidanka Itoobiya iyo kooxaha taageersan ay sidoo kale maalintii labaad maamulayaan garoonka diyaaradaha Mekelle ee Alula Aba Nega, halka saldhigyada iyo xarumaha kale ee dowladda ee ku yaalla Mekelle ay haawanayaan, markii magaalada ay isaga baxeen ciidamada kooxda TPLF.
- Warbixinta AFP, ayaa sidoo kale lagu sheegay la wareegista ciidanka taageersan dawladda Itoobiya ee Mekelle, inay ka dhigantahay burbur gaaray TPLF, oo mar kale u muuqata dagaallo ay iskudayeen si deg deg ah inay ula wareegaan gobolka Tigray oo ay cadaadiyaan dawladda Abiy, in looga adkaaday, taasoo dib gacan sareynta ugu soo celinaysa xukuumadda Abiy Axmed.
- Xaaladdii toddobaadyo ka hor loo arkayay inay khatar gelinayso maamulka Abiy, markii TPLF ay 23 bishii September dib u bilowday dagaalka ayaa hadda u muuqata in meesha laga saaray , isla markaana TPLF iyo qorshihii ay ku mideeyeen kooxaha kale ee ka soo horjeeda xukuumadda Addis Ababa in iska caabin lagu joojiyay oo cadaadiska lagu soo celiyay dhinaca TPLF oo hadda dib ugu guranaya dhulka miyiga iyo buuralayda ah ee gobolka Tigray, halka goobaha TPLF ay ka gaareen gobolka Cafarta ay si dhaqso ah u luminayaan gacan ku heyntooda, taasoo dhabarka u saaraysa guul-darro kale , halka ay xasilloonida dib ugu soo laabanayo Addis Ababa.
- Dagaalka cusub ayaa ah kii ugu weynaa ee ka dhaca gobolka tan iyo markii heshiiskii Pretoria ee November 2022 lagu soo afjaray dagaalkii laba sano socday.
Sida ay sheegtay Caasimada Online
- Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee lagu qaadayo howlgalada nadiifinta?

Qodobbada warbixinta
Waxa muhiimka ah
- Ciidanka Itoobiya iyo kooxaha taageersan ayaa sidoo kale maalintii labaad maamulayaan garoonka diyaaradaha Mekelle ee Alula Aba Nega.
- TPLF ayaa la sheegay inay lumisay xakameynta gobolka Tigray oo hadda dib ugu guranaya dhulka miyiga iyo buuralayda ah.
- Dagaalka cusub ayaa ah kii ugu weynaa ee ka dhaca gobolka tan iyo markii heshiiskii Pretoria ee November 2022 lagu soo afjaray dagaalkii laba sano socday.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Qoraalka asalka ah
Mekelle (Caasimada Online) – Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqay inay howlgallo nadiifin ah ka wadaan gudaha magaalada Mekelle ee caasimadda gobolka Tigray, sida ay waxyar ka hor baahisay Reuters.
Dhankeeda Wakaaladda wararka ee AFP, ayaa werisay in ciidanka Itoobiya iyo kooxaha taageersan ay sidoo kale maalintii labaad maamulayaan garoonka diyaaradaha Mekelle ee Alula Aba Nega, halka saldhigyada iyo xarumaha kale ee dowladda ee ku yaalla Mekelle ay haawanayaan, markii magaalada ay isaga baxeen ciidamada kooxda TPLF.
Warbixinta AFP, ayaa sidoo kale lagu sheegay la wareegista ciidanka taageersan dawladda Itoobiya ee Mekelle, inay ka dhigantahay burbur gaaray TPLF, oo mar kale u muuqata dagaallo ay iskudayeen si deg deg ah inay ula wareegaan gobolka Tigray oo ay cadaadiyaan dawladda Abiy, in looga adkaaday, taasoo dib gacan sareynta ugu soo celinaysa xukuumadda Abiy Axmed.
Xaaladdii toddobaadyo ka hor loo arkayay inay khatar gelinayso maamulka Abiy, markii TPLF ay 23 bishii September dib u bilowday dagaalka ayaa hadda u muuqata in meesha laga saaray , isla markaana TPLF iyo qorshihii ay ku mideeyeen kooxaha kale ee ka soo horjeeda xukuumadda Addis Ababa in iska caabin lagu joojiyay oo cadaadiska lagu soo celiyay dhinaca TPLF oo hadda dib ugu guranaya dhulka miyiga iyo buuralayda ah ee gobolka Tigray, halka goobaha TPLF ay ka gaareen gobolka Cafarta ay si dhaqso ah u luminayaan gacan ku heyntooda, taasoo dhabarka u saaraysa guul-darro kale , halka ay xasilloonida dib ugu soo laabanayo Addis Ababa.
Dagaalkan ayaa waji kale galaya , haddii ciidanka Itoobiya ay u dhaqaaqaan dhinaca xadka Eritrea, iyadoo goobaha uu isha ku hayo Abiy ay ku jirto Adigrat oo loo tixgeliyo magaalada weyn ee Itoobiya ee ugu dhow xadka Eritrea, waana marin muhiim ah oo u jihaysan Eritrea iyo Badda Cas, taasoo cadaadis saaraysa Eritrea, oo ay dawladda Itoobiya ku eedeysay inay taageerto TPLF oo hadda lumisay xakameynta dagaalka.
Si kastaba, h orumarkan ayaa imaanaya kaddib markii ciidamada dowladda Itoobiya iyo maleeshiyaadka taageera ay maalmihii la soo dhaafay guulo degdeg ah ka gaareen gudaha Tigray, halkaas oo dagaal culus uu toddobaadkii hore ka dhex qarxay dowladda iyo isbahaysi hubeysan oo ay hoggaamineyso Tigray People’s Liberation Front (TPLF).
Dagaalka cusub ayaa ah kii ugu weynaa ee ka dhaca gobolka tan iyo markii heshiiskii Pretoria ee November 2022 lagu soo afjaray dagaalkii laba sano socday ee dowladda federaalka iyo TPLF.
Faahfaahin iyo waxa aan weli caddayn
Akhris kooban
Macnaha qormada
Maxaa dhacay
- Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa ku wada howlgallo nadiifin ah gudaha magaalada Mekelle, caasimadda gobolka Tigray. Ciidanka ayaa sidoo kale maamulaya garoonka diyaaradaha Alula Aba Nega maalintii labaad.
Qodobada muhiimka ah
- Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa ku wada howlgallo nadiifin ah gudaha magaalada Mekelle, caasimadda gobolka Tigray.
- Ciidanka Itoobiya iyo kooxaha taageersan ayaa sidoo kale maalintii labaad maamulayaan garoonka diyaaradaha Mekelle ee Alula Aba Nega.
- TPLF ayaa la sheegay inay lumisay xakameynta gobolka Tigray oo hadda dib ugu guranaya dhulka miyiga iyo buuralayda ah.
- Dagaalka cusub ayaa ah kii ugu weynaa ee ka dhaca gobolka tan iyo markii heshiiskii Pretoria ee November 2022 lagu soo afjaray dagaalkii laba sano socday.
Xaddidaadda isha
- Maqaalku wuxuu ku tiirsan yahay warbixinno ka yimid Reuters iyo AFP iyada oo aan la xaqiijin madax-bannaan.
- Ma jiraan wax jawaab ah oo ka timid TPLF oo ku saabsan eedeymaha la soo bandhigay.
- Tirakoobka khasaaraha ama natiijooyinka gaarka ah ee howlgalada lama bixinin.
Gunaanadka akhristaha
Ciidamada Itoobiya ayaa si firfircoon ugu hawlan howlgal militari oo ka socda Tigray, taasoo muujinaysa koror weyn oo ku saabsan dagaalka.
Waxa weli aan caddayn
- Maxay yihiin tallaabooyinka gaarka ah ee lagu qaadayo howlgalada nadiifinta?
- Maxay tahay xaaladda hadda ee ciidamada TPLF ee gobolka?
- Sidee ayey dagaalkani u saameyn doonaa xaaladda siyaasadeed ee guud ee Itoobiya?
Sababta ay muhiim u tahay
Maqaalku ma bixinayo faahfaahin madax-bannaan oo ku filan si loo qiimeeyo muhiimadda gaarka ah ee dhacdadan, marka laga reebo waxa uu weriyay.
Warka Warkasta kala soco WhatsApp
Raac kanaalkayaga si aad ula socoto wararka cusub.
Raac kanaalka →Sababta sheekadan loo muujiyey
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday: somalia · general · itoobiya · howlgallo · mekelle
Sii akhri
Sheeko si toos ah loo dabagalayo
Fur sheekada