Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan geesiyaasha sida gaarka ah u tababaran ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalladan oo ahaa kuwo qorsheysan ayaa ciidamada ku bartilmaameedsadeen goobo ay Khawaarijtu lacago baad ah uga qaadi jireen shacabka ku nool deegaannadaas. Geesiyaasha Danab, gaar ahaan Ururka 161-aad ee
SOAsalSomali National TV1 daqiiqo akhris